By Mujaahid Farxaan
Waxaa wax lalayaabo ah maanta bulshada reer adal ee dhiiguudu daadsan yahay meesha looyaqaan kalabaydh inay maanta usacabo tumaan kuwii dhiigooda qubay ee waliba sida arxandarada ah bilaawada umariyay aqoon yahankooda iyo ganacsatadoodii bulshada reer adal. Waxaa wax lalayaabo ah inaay sookala dhawaystaan gacanku dhiiglayaal isu sheegay mucaarad iyo muxaafid dhamaantood anigu waxaan u arkaa xulufo ku bahawday gumaadka iyo cadaadinta bulshada reer adal iyo indhulka aay leeyihiin bulsha wayta taariikhda fogleh ee reer adal inay lawareegaan dadaan tariikhda geeska afrika horay looga aqaan