INAALI LAAHI WA INAA ILAAHI RAAJUCUUN
ANAGOO AH DHALINYARADA MAGAALADA HARGEISA WAXAANU TACI U DIRAYNAA ALLA HA U NAXARIISTEE AQOON YAHAN CALI GULED ( MAARSHAAL ) OO MAANTA KU GEERIYOODAY DULEEDKA MAGAALDA BERBERA EE XARUNTA GOBOLKA SAXIL.

By Muumin Cumar Dila

Shaqsiyaddii MSBarre marka si kooban loo qeexo, wuxuu lahaa laba sifo oo iska soo horjeeda oo aad u kala tagan. Wuxuu lahaa samaan iyo xumaan iskudhafan. Wuxuu ahaa xariif midabyo badan oo aan lahayn meel loogu soo hagaago.