Tacsi Marxuun Cali-marshaal

 Marxuun Marshal

 INAALI LAAHI WA INAA ILAAHI RAAJUCUUN

 ANAGOO AH DHALINYARADA MAGAALADA HARGEISA WAXAANU TACI U DIRAYNAA ALLA HA U NAXARIISTEE AQOON YAHAN CALI GULED ( MAARSHAAL ) OO MAANTA KU GEERIYOODAY DULEEDKA MAGAALDA BERBERA EE XARUNTA GOBOLKA SAXIL.


WAXAANU MARXUUNKA ILAAHAY U GABARYAYNAA IN UU JANADII FARDOWSA KA WARAABIYO IN TII SHILKAA KU DHAAWACAN TAYNA UU ILAAHAY U FUDUDEEYO QOYSKII UU KA BAXAYNA WAXAANU LAANAHAY ILAHAY HA IDINKA SIIYO SAMIR IYO IIMAN XISBIGII UU KA BAXAY EE KULMIYE ILAAHAY HA IDINKA SIYO SAMIR IYO IIMAN AAMIN AAMIN AAMIN

MAGACYADA DHALIN YARADA

  • CABDIWAHAB ADAM AXMED
  • CABDIFATAAX MUXIYADIIN CAREEF
  • CABDILAAHI ADAN CABDILAAHI
  • MOHAMED OMAR ABDULAHI
  • SALEBAN CABDISITAAR DUBAD
  • CABDINASIR YUSUF BULXAN
  • JAMAC ABDI JAMAC
  • MUSTAFE MOHAMED ABDULAHI
  • SICIID MOHAMED MOHAMUD DABAARE
  • XASAN CUMAR CABDILAHI
  • CABDIBASID CABDIRAXMAN AHMED
  • RIDWAAN MUXUMED CABDI
  • MOHAMED IBRAHIM ABDI SAYLICI
  • YASIN CABDILAHI IBRAHIM
  • CABDIRAXMAN CALI ADAN
  • GUD.D.DARAS. FOOSI AXMED ROOBLE

 IYO DHALIN YARO KALE OO BADAN

 

Marxuun Marshal
 

One Response to Tacsi Marxuun Cali-marshaal

  1. waxaan tacsi udiraynaa mid murugo leh iyo ducoba qoyskii iyo caruurtii uu kageeriyooday ala haw naxariistee marxuun cali maar shaal oo ku dhintay shilbaabuur agagaarka berbera laguna aasay hargaysa samir iyo iimaan ilaahay haydinka siiyo isna janatul fardawsa haka waraabiyo aamiim waxaa tacsidaas diraaya
    xirsi axmed dhegaqool
    abdishakuur xirsi axmed
    abdi raxmaan………..
    abdi fataax…………
    abdi majiid………..”

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.