Comments on: Cigaal Shiidaad iyo Cigaalada Boorama..!

By: Rabbiile
wax lala yaabo ma in waraabayaal iyo orggobebe cunayo cidda dantooda ku aaminta reer Hageysa ,oo aan iyaguba dantooda isku aaminin , wey talo xunyihiin aabbayaashaa maanta ee reer awdal . talo isuma kaa sheegto.

By: fadumina
bari baa waxaa jiray wraabe iyo dawaco dawacadii ayaa waraabihii la heshiisay oo tiri waraaboow meeshaan waa jiilaal eynu aadno  bada waxba kama wey neyo markaasee isi soo raacee dawacadii ayaa tiri halkaa waxaan ka heleynaa  wax eynu cuno oo kaluun ah ee  jamal kaas hoostiisa ayaa kaloon ku jiraaa ee adiga nookari ana aan soo gureee waraabihii waxa uu ku yiri maya anaa anaa soo guraayo ee adiga noo kari waa inta ey rabtay inteey qosol la dhacday ayey tiri wayahaye orod noosoo gur markii dambe waraabihii waxuu soo bixiyey kaluun fara badan warkaas ayuu ku yiri haye inoo kari  dawacadii dab ayey shiday kaluunkii ayeey karis ku gashay waxey sameysay inteey kii koowaad soo qaaday ey hilibka ka bixisay ey maqaarka iyo la fahaa  is dul saartay uga dhigtay  in uu hilib dhaxda ku jiro aye y u dhiibtay waraabihii mar uu is yiri qam ka sii ayaa dhuuntaaa ka gashay  la fahii malaayga markaas ayuu waraabihii  meesha ku dhatay dawacadiina hakaas kluunkii ku cuntay waraabihii asagoo baahnaa intey ku shaqeysay asagoo dharkina kudishay meeshiii / qore/fadumina

By: c/laahi
walalyaal waxaan idin ka codsanayaa inaad dadka khiyaaliga ka dayasaan

oo aad ugu sheekayasaa

diinta islaamaka

iyo wixii dan ku jirto uguna horayso fadaliga ramdaanka iyo khayraadkiisa

hdii ayadan sa samayn waxanu nahay alshbaab wxabaanu idin ka qabanaynaa