Marka hore, waxaynu ogaysiinaynaa akhristayaasha sharafta badan ee HiilDan iyo AllBoon, inaynu joojin doonno dhammaan wixii qoraalo ku lug leh Xafiiltan siyaasadeed iyo xurguf an loo baahnayn. Ujeedaduna waxay tahay inaynu ku fadli yeelno kuna xurmayno, bishan Ramadaan ee fadliga iyo barakada badan foodana inagu soo haysa.
Daily Archives: August 16, 2009
Salaadiinta Adal Ka Talisaa, Sax iyo Qalad Makala Saari Karaan?
Raximahulaahu tacalaa Abwaan Xasan sheekh Muumin hadaladiisii dardaranka ahaa ee shirkii gurmad waxaan ka xasuustaa: ”Reer Adal waxay saranyihiin laash badwayn dhexmaraya saacad kastana laga filan karo inuu rogmado ama xarquumo”.
By Mujaahid Farxaan
