Halkan ka akhriso magacda iyo dalalka ay kasoo jeedeen ama wali kasoo jeedaan kalidood taliyayaashii ugu xumaa adduunkan:
Continue reading
Daily Archives: August 17, 2009
nin walaalkii gaday meel shishaa laga ganaxaaye, gacalkiyo xigaalka is hagraday gocasho dayn waaye
Mataankaagii ood xaasidaa murugaday keentoReer Galbeed midoobaa og iyo kii macooda aheMasarba waa waxii lagu qabsaday gacal is magaaye
By Mujaahid Farxaan

Waxaan salaamayaa dhamaan bulshawaynta reer Adal gudaha iyo dibadaba waxaa kaloon sigaara usalaamayaa websayda bulshada Adal . Waxaan ka cod sanayaa fikradaha dhaliyarada iyo waxgaradka Awdal inay dhamantood soo gudbiyaan si talooyinka loo kala helo.