
By Wariye Cumar Xadaari – Hargeysa
Waxaa saaka ka jiray magaalooyinka somaliland gaar ahan magaalada caasimada ee Hargeisa iyo Boorama isku soo bax balaadhan oo ay isku soo baxeen xisbiyada mucaaradku kuwaasi oo isku soo baxoodu laxiriiro go. aankii sharci darada ahaa ee madaxwayne Rayaale dalka kaga caydh shay wakiilkii Interpeace iyo laalida go, ankii barlamaanka ay kagaadheen arimaha doorashada iyo go aanadiisa.