Tacsi: Marxuumad Mako Kulmiye Gaafane (AUN)
August 28, 2009 Leave a comment
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Dhamaan bah wayntaa reer Edmonton Alberta,canada waxaan tacsi tiirayo ah uu dirayaa dhaman reer kulmiye gafaneh.
Geerida ku timid Marxuumad Mako kulmiye Gaafaneh ,oo malinti shalay ku geeriyotay magaladaa Boorama waxaan ilahay ugaa baryaynaa inuu ilahay naxariisti jano ka warabiyo inti ka hadhaynaa samir iyo imaan ka siiyo amin amin amin
……………………………………………………………………………………………………
Bahda AllBoon iyo HiilDan waxay iyaguna dhammaantood tacsi tiiraanyo badan gaadhsiinayaan qooyskii iyo eheladii iyo qaraabadii ay ka baxday Marxuumad Mako. Ilaahay marxuumada haka waraabiyonaxariistiisii janno, dhammaanteena haynaga siiyo samir iyo iimaan.. AAMIIN, Allaha aqbalo