
Waxan xusuustaa Cawaale-Xaax (AUN), oo dheegtay heestii Xasan Sh Muumin(AUN) ee Marxab-marxab, yaa Ramadaan, wa-yaa marxabaabika yaa Ramadaan. kuna badalay erayo isagu uu iska samaystay oo ay ka mid ahaayeen: ‘Madfac-madfac, yaa Ramadaan, wa-yaa madfacaatika yaa Ramadaan.!!! .