Anaguna Ciidnee, Idinkuna Ciida, Nabad iyo Caano Aynu Ku Ciidno.

HiiDanYare
Anaguna Ciidnee, Idinkuna Ciida, Nabad iyo Caano Aynu Ku Ciidno.

HiiDanYare
TACSI: INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
ALLa ha u naxariistee waxaa maanta ooy taariikhdu tahay 19/09/09 oo ku beegan maalin sabti ah galab nimadii ku geeriyootay magaalada Boon marxuumad sacaada daahir faatax.
W/Q Cabdalla Xaaji Cusmaan Cabdalla_xaaj@yahoo.fr: Kayd hayaha RTD

Ibraahim Jaamac Maxamad oo loo yaqaan(Garabyare) waxa uu ku dhashay tuulada Boon ee galbeed kaga toosan magaalada Boorama sannadkii 1918kii. Aabbihii Jaamac Garabyare oo uu naanaysta ka dhaxlay, wuxuu ahaa farsamayaqaan dhaartay oo laga yaqaan meelo ka baxsan deegaankii uu ku noolaa.