Waxa ay ka mid tahay mucjisooyin aad faro ku tiris ugu ah caalam weynaha iyo culuunta sayniska. Haweenaydan ayaa waxay wararku sheegayaan in iyadoo Uur leh, hadana ay dareentay calaamadaha Uur kale. Kadib markii la baadhayna waxa la ogaaday inay leedahay Uur Kale. Labada Ilmood ee caloosha ugu jiraayi ma aha mataano, kolba mid ayaa calool galay waxayna kala weyn yihiin labo todabaad iyo badh kaliya. Mucjisada noocan ah ayaa waxay khubarada caafiimaadku ku sheegeen in magaceeda ama marxalada keenta la yidhaahdo; “superfetation” Continue reading
