ADO Holland oo ka hirgalinaysa Degmada Boon dugsi xirfadaha farsamada gacanta lagu barto

 Hassan Giire and ADO team
ADO HOLLAND ( Awdal Development Org ) waa urur samofaleed oo ka hawlgala Gobolka Awdal iyo Salal Xaruntiisuna tahay Magaalaada Amsterdam. Ururka ADO HOLLAND wuxuu horey uga qayb qaatay dhowr mashaariic oo laga fuliyay Gobollada Awdal iyo Salal, mashaariicdaas oo u badnaa dhismayaal ka koobnaa  dugsiyo ,xarumo caafimaad iwm. Iyadoo intaasna  barbar socdaan wacyigalinta mujtamaca iyo baraarujinta sidii ummadu gacanteeda iyo kaskeeda ay  u kaashanlahayd.

Read more of this post

‘Soow Ma Aha?: Gabaygii Sayid Maxamad Cabdulle Xasan (AUN).

Shir aguugay waayeel abyamey, talo ashaashowday

Irdi jiq ah albaabo isku xiran, eel la bixin waayay

Nin aqoon leh aw iyo haddii, odayo lee geeyo

Xaajada afraha duubatee, loo olmami waayey

Inkastoo ayaan iyo ayaan, amarka loo guursho

Ninkii maalintaas ka arrinshaa, AAAQIL  Soow Ma aha?

……………SAYID MUXAMAD CABDULLE XASAN…….  

Read more of this post

Ninka Adduunka Ugu Yar oo La Kulmay Naagta Adduunka Ugu Lugo Dheer..!

Waa ‘Video’ aynu ka daawan karno ninka adduunyadan ugu gaaban uguna yar-yar oo la kulmay haweenayda adduunkan ugu lugo dhaadheer. Ninkan gaaban madaxiisa iyo nagtaas lugaheedu waxay isku jiraan inta Faysal Cali Waraabe iyo Madaxnimo Isku jiraan. !   Si kastaba ha ahaatee , waa isla doonasho Ilaahe, bal hadda  nala fiirsada.!

 

Read more of this post

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.