AllBoon.com

I Daayaay Boon I Deeqdaye.!!

Af-gambigii Dhashay iyo Af-gambigii Dhicisoobay: Soomaaliya 1969 iyo 1979

Posted by hiildan on September 27, 2009

 Labo af-gambi ayaa soo maray taariikhda dalweynihii soomaaliyeed inta la xusuusto. Labadaas af-gambi midkooda hore waxa ku dhashay kacaankii 21ka Oktoobar isaga oo an dhiig ku daadan.  Af-gambiga labaad oo midka hore ka danbeeyay muddo toban sanadood, wuxu noqday af-gambi dhicoobay balse dhaawayacay midnimadii Qaranka Soomaaliyeed oo aakhirkii u dhintay dhaawacaasi. Halkan waxaynu idiiku haynaa magacda, qabiilooyinka,iyo darajooyinka  dadkii ka qayb-qaatay labada af-gambi:


 KACAANKII 21kii OKTOBAR 1969.

 Jeneral Maxamed Siyaad Barre iyo koox askar ah ( 25 ) ah oo uu hogaaminaya ayaa wadanka inqilaabay, iyaga oo nimankii Baarlamaanka hore ugu jiray badankoodi xidhxidhay. Muddo yar dhexdeedna  waxa ay ku dhawaaqeen inaan dastuurkii hore ee wadanka lagu dhiqi jiray la tirtiray , waxayna kala ahaayeen;

                                                           

magac 

 

1.Maxmed Siyaad Barre       

 Derejada

S/Gaas           

 Qabiilka

Mareexaan           

 Jilibka

 

Reer Diini        

2. Jaamac Cali Qoorsheel  S/Gaas   Warsangali  Cumar
3.Maxamed Caynaashe Guuleed  S/Guute   Habar Yonis  Reer Caynaashe
4.Xuseen Kulmiye Afrax  S/Guute   Abgaal  Wacaysle
5.Salaad Gabayre Kadiye  G/Dhexe   Abgaal  Wacaysle
6.Axmed Saleebaan Cabdalle  Gaashaanle  Dhulbahante  Maxamuud Garaad
7.Maxamed Sheekh Cusmaan  G/Dhexe   Muruursade  Sabti
8.Maxamuud Maxamed Mire  G/Dhexe   Ogadeen  Reer Cabdulle
9.Maxamed Cali Samter  G/Dhexe  TUMAAL  TUMAAL
10.Maxamed Cali Shire  Gaashaanle   Dhulbahante  Maxmuud Garaad
11.Ismaaciil Cali Abokor  Gaashaanle   Haber jeclo  Samane Abokor
12.Cabdalle Maxamed Faadil  G/Dhexe  Carab  Yamanai
13.Maxamuud Gelle yousuf  Jeneraal   Majeerteen  Cismaan Maxamuud
14.Cali Mataan Xaashi  G/Dhexe   Mareexaan  Reer Diini
15.Axmed Maxamuud(Qoorweyne)  G/Dhexe  Abgaal  Harti Abgaal
16.Axmed Maxamuud (ina lax was)  Gaashaanle  Habar awal  Ciise Muuse
17.Muuse Rabiile Good  Gaashaanle  Gadabuursi  Maxamed Case
18.Axmed Xasan Muuse  Dhamme  Haber Jeclo  Maxamed Abokor
19.Maxamed Cumar Jees  Dhamme  Ogadeen  Reer Isaaq
20.Cusmaan Maxamuud Jelle  Dhamme  Xawaadle  Cabdale
21.Abdulrisaaq Maxamuud Abubakar  Dhamme  Majeerteen  Cumar Maxamuud
22.Abdulrisaq Xaji ( Masalle )  Dhamme  Mareexaan Guuleed Faarax
23.Bashiir Cilmi Yousuf  Gaashaanle  Habar Gidir   Sacad
24.Faarax Wacays Dhuule  Dhamme  Ciise  Horoone
25.Cabdi Warsame Isaaq  G/Dhamme  Dir  Gaadsan

 

AFGANBIGII DHICISOOBAY

Inqilaab dhicisoobay ayaa waxaa isku dayay koox saraakiil ah oo Majeerteen u badnaa, oo ay hagaaminayeen kor Maxamed Sheekh Cismaan ( Ciro ) iyo kor Cabdulaahi Yuusuf, kadib markii uu inqilaabkii fashilmay todobo iyo toban ragii la qabtay ka mid ahaa ayaa la toogtay in badana xabsiyada  ayaa loo taxaabay ragii la toogtay waxa ay kala ahaayeen;

1.Maxamed Sheekh Cismaan  (Ciro) Kornayl   Majeerteen/Cumar Maxamuud
2.Siciid Jaamac Nuur  G/LE  Majeerteen/Ciise Maxamuud
3.Siciid Maxamed Jaamac  G/LE  Majeerteen/Cusmaan Maxamuud
4.Bashiir Abshir Ciise  Dhamme  Majeerteen/Cusmaan Maxamuud
5.Caagane Axmed Yuusuf  Dhamme  Majeerteen/Cumar Maxamuud
6.Cabdulaahi Faarax  Dhamme  Hawiye/Xawaadle
7.Cabdulaahi Nuur  Dhamme  Hawiye
8.Ibraahiim Maxamuud Xirsi  Dhamme  Isaaq/Habaryoonis
9.Cabdsalaam Cilmi Warsame  Dhamme  Majeerteen/Cumar Maxamuud
10.Maxamuud Siciid Cabdulle  L/XLE  Hawiye/Habar Gidir
11.Cabdulwahaab Axmed Xaashi  L/XLE  Majeerteen/Cumar Maxamuud
12.Aadan Warsame Yare  L/XLE  Majeerteen/Cumar Maxamuud
13.Cabdi Ugaas Cusmaan  L/XLE  Hawiye/Muruursade
14.Cabdiraxmaan Macalin Bashiir  L/XLE  Majerteen
15.Cabdulqaadir Gelle Cumar  L/XLE  Majeerteen/Cusmaan Maxamuud
16.Faarax Xalwo  L/XLE  Majeerteren/Cusmaan Maxamud
17Cabdulqaadir Warsame Yare  Rayid  Majeerteen/Cumar Maxamuud

 

Xigasho: http://www.togdheer.4t.com/taariikhgaaban.html

One Response to “Af-gambigii Dhashay iyo Af-gambigii Dhicisoobay: Soomaaliya 1969 iyo 1979”

  1. maxamed said

    dhamaan waan salaamaya dadweynaha soomaaliyeed meel kasta oo ay
    joogaan waxaan leeyahay allaah ha inaga qaado dhibka wadankana
    nabad iyo barwaaqo iyo caano iyo rayn rayn.

Leave a Reply

XHTML: You can use these tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <pre> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>