Intay Somaliland(Isaaqland) sidan tahay, ama saxu qalad yahay, dhiig sarartu leedahay, safarkii dhacan yahay, seeraha Boorama seeftu iga taal, waan ka soomay siyaasade, sayliciga iga daa, sadddexlay ha ii tumin, saddex lay ha ii tumin…!