
Marxuum Muuse Rabiile Good (Raxmatullah Calayhi)- waa Aabihii aasaasay Gobolka Awdal, Awdalta Cusub (New Awdal). Isaga la’aantiina ma jireen maanta gobol dadkeenu sheegtaan oo kuba faanaan, iskuna halleeyaan. Waxaynu ahaan lahayn degmooyin iyo tuulooyin ka tirsan gobolka Hargeysa.