Comments on: LABA SALAAD: Salaad Gabeyre iyo Salaad Cali xaggee iska shabbahaan?: Qormo Xiisa Badan

By: dr.c.naasir cade 114
asc ugu horen waxa mahad usug naagtay alah taasi? alaaha unaxariisto general salaad gabeyre wuxu aha geesi garab waayay waxan oran karaa waxaa dil kilsiisa gacan weyn kusiisay  siyaad bare qiyaa noolihii hd wali nool maxamed cali samatar oo sxbtinimo sirtiisa ushegtay mr samatar ayaa ah gacan ku dhiigle laayay 84saraakiil dagaalkii 77 inkasto waqtiyada dhaw maxkamad lasoo taagi doono? Uma maleenayo general gabeyre nin lamid ah uu wadanka soomari doono waayo wuxuu ahaa wadani daacad ah geesi aan dadka ku xadgudbin? m.siyad bare wuxu necbanaa dadka caqliga bdn wuu dili jiray wuxu soo dhoweyn jiray dadka aan caqligoda shaqeeneen sida mxmed cali samatar oo ahaa boor sadii m.siyad bare manta aan jogno dalkadi oo ladhacayo aad ujeedo mx kaxanuun bdn

By: dr.c.naasir cade 114
wlh soomalida waa dad aan damiirtoda shaqeynen dilkii loo geystay alaha unaxariste (gabeyre) waxa gacan ka geysta nin hd ku  nool  dalk mareykanka lagu magacabo maxamed cali samatar oo xasuuq bdn u geestay dadka reer woqooyi 77 lkn waxa rajeynena waqtiyada dhaw max kamad lasoo taago insha,alah

By: malab
ninka qoray qormadaan runtii been baad ka sheegtay gabeyrana waxa ka been abuuray beesha hawiye rag ka mid ah ee maxamed siyaad waa ka cabsan jiray gabeyre laakiin doqomiinta hawiye oo uu garab ka helay maxamed siyaad mida kale ha isla mid dhigin gabayre iyo salaad cali jeele waayo salaad wuxuu ahaa nin looga danbeeyay xaga militeriga aqoon dheeraadna lahaa laakiin cali jeele waa loo jeedaa waxa uu yahay  waana qoowsaar xoolo ku ilaalin jiray ceelbaraf tuulo la yiraa.

By: malab
allaha u naxariisto gabeyre wuxuu ahaa geesi aan soo marin taariikhda soomaaliya

By: cabdi baroodo
Asc salaan kadib waa geesiyaasha wadanka ma ahan kuwa hada jiro kuwa fiican maxaa yeelay dalka iyo dadka ayeey gadanaayaan waana caada qaata yaal dhamaantooda malahan mabda eey hiigsanaayaan waxeey fulinaayaan qorsho ajinabi madoonayaan qaranimo daacad ah sida maxamed siyaad bare ookale ma ahan wadaniyiin dhamaantooda xitaa umadhawo byyyy

By: guuleed faarax yuusuf
salaan waxaan halkan ka salaamyaa dhamaan umada muslinka gaar ahaan bahda boon ha u horeeyee mahad irije cabdilaahi waxaaan leehay bahda bahda all allboon.com ha noolaadaan waxa kale oon sallaan qiimo badan halkan uug dirayaa hiildan yare ninka aasasay website allboon.com waxaan leehay mahadsanid cabdi yuusuf waxak sidaa iyo aragti nabad wanaagsanbyyyyyyyyyy guuleed faarax yuusuf