Tahniyad Dhalasho Farxad Leh: Waa wiil, Waa Muscab..!!!
October 14, 2009 Leave a comment
Wiil iyo Caano, Muscab iyo Caano..!
Dhammaan bahda HiilDan iyo AllBoon, waxay si wada jir ah tahniyad iyo bogaadin ugu dirayaan, walaalkood Mudane Maxamad Cali Ciye (Maamulaha SALALNEWS), dhalashada wiilkiisa MUSCAB.
Waxaynu Ilaahay uga baryaynaa inuu wiilkaasi (Muscab) noqdo kii daryeela, dadkiisa, dalkiisa iyo diintiisa ee lagu diirsado, lagu doogsado, laguna dego. AAMIIN …AAMIIN
AllBoon (AB)

