GADABUURSI TRADITIONAL HISTORY
Aniga oo magacaygu yahay Maxamed Cilmi Maxamuud waxaan rabaa in si kooban uga faaloodo taariikhda rasmiga ah ee Gadabursiga ama tafiirtii sheekh (Muxumed, ama Sheekh Samroon)hadaba si jirta aduunkani aan ku noolnahay bulsho kaste oo meel ku nool oo la odhan karo magaca, waxay leeyihiin Asal-Raac fog oo ah mid ay ku noqdeen dadka jinsiyad ahaan meel kaliya ka soo jeeda. Continue reading