Hambalyo Boon News Online: Hambalyo..!
October 19, 2009 Leave a comment
Hambalyaanu Leenahay iyo Hays Caawiso Boon
Waxaynu hawada kusoo dhawynaynaa shabakada bilicda san ee BOON NEWS ON LINE, iyo tafatiraheeda da’da yar isla markaana dadaalka iyo dulqaadka iyo daacadnimada badan ee naftii Hure SAMAROON ROOBLE XASAN WACAYS . Waa lagu sugaayoo lagu saadaalinaayaye soo dhawoow Boon News On-Line.
Waa shabakad mataan la noqon doonta ALLBOON, is af-gardkuna yahay Hays Caawiso (Iskaa wax u qabso). WAxaynu leenahay “Maantay dhalatoo Mataano dhashee, an maalno hasheena Boon” ..!!!Shabakada BOON NEWS ON LINE, ciwaanka addresskeedu wuxu yahay: http://www.boonnews.net/. Ka gaadh xaflada furitaanka oo lagugu soo dhaweyn doono SOLAY IYO CAANO, inta an lagaa hor dhammaysan…!!!
AllBoon/HiilDan
