Allaha U Naxariisto Marxuum Xasan Nuur (Sanduuq).
October 21, 2009 1 Comment
Dhammaan dadka magacdoodu hoos ku qoran yihiin, waxay si wada jir ah uga tacsiyaynayaan geerida naxdinta leh ee ku timid, MARXUUM- XASAN NUUR oo ku magac dheeraa ”SANDUUQ” oo ku geeriyooday magalada Boorama 18-10-09. Waxan marxuunka illaahay uga baryeynaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo dhamaan eheladii iyo caruurtiisii iyo qarabadiisiiba samir iyo iimaan uuka siiyo ”AMIIN”
FAYSAL DAAHIR ABADIID
CABDIFATAX CABDILAHI CILMI
CABDIRAXIIM DIIRIYE DAAHIR
CABDISALAAN DHIDE
CABDICASIIS AXMED BARKHADLE
CABDIRASHID CISMAAN NUR
CAYDARUUS MAYDHANE
CAYDARUUS DAAHIR FARAX
CABDI AXMED BAKAAL
MAXAMED MAXAMUUD CALI
MAXAMED XASAN QARUUN
CABDIWAHAAB AXMED JAGNE
Bahda HiilDan iyo AllBoon, waxay sidoo kale Tacsi tiiraanyo badan gaadhsiinayaan ehelkii iyo qooyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuun Sanduuq. Waxan Ilaahay uga baryaynaa marxuumka inuu ka waraabiyo Naxariis Janno, dhammaanteenna innaga siiyo samir iyo Iimaa, AAMIIN
Innaalilaahi wa inaa ilahi rajucuun,
ilhay waxaan uga baryayaa marxuumkaas inuu janadii kawarabiyo inagana samir iyo iimaaan inaga siiyo, aamiin aamiin