
Daily Archives: October 22, 2009
Guulihii Kacaanka 21ka Oktoobar iyo Dhacdooyin Taariikhiya
Dhacdooyin taariikhi ah ayaa soo maray adduunyadan aynu ku noolnahay bisha Oktoobar 21 keedii, oo maanta oo kale ku beegan (21 Oct). Midda ugu muhiimsan ee soo martay ummadda soomaaliyeedna waxay ahayd curashadii kacaanka barakaysnaa ee 21 Oktoobar 1969- kii. Kacaanaasi isaga ah, oo Jaalle Maxamad Siyaad Barre (Raxmatullah Calayhi) uu hogaaminayay.
