
Mudane Miicaad Caynaan Gadiid oo ah muwaadin reer Boon ah isla markaana aad iyo aad looga yaqaano Boon. Ayaa waxaynu dhawaan ku war helnay inuu Madaxweynaha Somaliland oo ay isku beel soke kasoo wada jeedaan uga cawday tacadi lagula kacay oo lagu duudsiyay xaqiisa. Cabashada Mudane Miicaad Caynaan Gadiid waxa lagu soo bandhigay shabakada RAMAASNNEWS, oo aynu kasoo xiganay, wuxuna u dhignaa sidatan hoos ku xusan.