Sharafta iyo Karaamada Luntay ee Bulshada Awdal, Sidee Lagu Soo Celi Karaa?

By Mujaahid Farxaan

mujaahid-farxaan

sidaaynu wada ognahay bulshada awdal iyo salal waxay marayaan xalad muruga leh  marka loo eego aqoonyahankodii sida arxan darada ah loo xasuuqay ee aan inlaahada  laba isla sooqaadin waa arin  aan looga  baran bulshada ku dhaqan geeska africada bari  dhamantood waayo marka aay  dhacdo arintan oo  kale  waxaa  isxilsaari  jiray reerka dhibta gaystay oo kuwa loogaystay  dhibta la  hawl  gali jiray. 

 iskadhaaf hawgal  lala  hoowlgalee bulshada dhibta gaysatay ee hargaysa waxayba ugudareen  sacabatun  iyo tageero waxayna muujiyeen  inay  kufaraxsan yihiin xasuuqa lagaystay waxay tageereen gacanku dhiiglayasha oo aayku tilaameen  hayeeyo muujiyay raganimo iyo karti aan looga baran beesha dhexe taasi waxay sababtay in maanta kuwii xasuuqa gaystay aay necewda hawada hargaysa si dareen  la aan ah  umarayaan

 bulsho wayta reer awdal waxay qateen gunimo iyo habacsanaan aanay isir iyo abtoona ulahayn oo aan tariikhda soomarin bulshada awdal waxaa laguyaqaanay hogaaminta geeska africa lagasoo bilaabo sanadii 2 ee hijrada markii saxabadii makka  kasoohijrootay ee aay kamidka ahayeen cuman binu cafaan iyo jacfar binu cabdi mudalib  aay soogareen degaanka saylac bulshada gobolada awdal iyo salal waxay bilabeen hormuud nimo tasuu hogaanka uqabtay imaam axmed ibrahim al qasali axmed guray oo kasoo jeeday bulshada degaanka saylac

 manta waxaa muuqata in bulshada awdal aay uhogansantay waxay diideen 20 qarni kahor oo ah inay ogoladan   jahil qabilaysan oo cadifad reer nimo hayso  inay waxkudarsadan oo aay u hogansaman xukunka  beesha  dhexe in aqoonyahan kooda la xasuuqay ee sida arxandarada ah loo dilay dhiigooda aay ka aamusaan lagana wayo dhaman bulshada awdal iyo salal nin aykujirto kartidii iyo karamadiii aan awoowyadeen kasoogaray

 bulshada awdal iyo salal waxay kujirtaa waqti cakiran oo mugdi iyo murugo badan taasoo aay iyagu isbadeen  ee aanayjirin cid awood mulatari u isticmashay in aaynu galo waqtigaas mugdiga iyo murugada badan waxaa inoo horseeday siyasiyinta  gobolada iyo saladiinta goboladeena waxay lumiyeen xaqii bulshadooda iyo kii ubaxooda mustaqbalka waa dhalinyartee

 gabagabadii iyo gunaanadkii maqaaalkan waxaa lagaga bixi karaa gunimoda iyo habacsananta aan  inagu isbadnay istageersi iyo wadajir iyo inaan siyasadeena u madax bananano  oo aaynaan cidnaba udaba joogsan taasi waxay dhalin kartaa in sharafta iyo karamada bulshada labada gobol sida ugu dhaqsaha badan usoo labato waa hadii aan goboladeen calan inoo gara katagano e

 by farhan adan warsame

    adwarsam1@hotmail.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.