Gobanimo KU Dhinta, Gunnimo KA Dhinta

By Mujaahid Shariifka

MCShariif

Qarannimo ama gobanimo waxay la macno tahay marka bulsho ayna uga daba fadhiisan bulsho kale, noloshooda ama sharaftooda guud iyo tan gaar ahaaneedba.

Mar hadii aanay bulshadaasi ka baqaynin wax naftooda, dhulkooda, khayraadkooda, xoolahooda, aanu jirin habayaatee wax khatar galin kara ama looga cabsado xaquuqdooda. Ha ahaado wadankale oo duullimaad milatari kusoo qaada ama maamul xumo kaga timaada gumaysi dhexdooda ah oo ka dhaca wadankiisa dhexdiisa habayaraatee hadii aay bulshadaasi ka xoryihiin dhamaan khatarahaasi kala duwani waxaan odhan karnaa bulshadaasi waxay haystaan xornimo taam ah FREEDOM.

Continue reading