Qaybinta Dhulka Samarroon Iyo Qabasho La’aanta Dad-Qalatada

By Mujaahid Farxaan

XUKUMADA SOMALILAND WAY KARTAA DHULKA REER AWDAL INAY U QAYBISO CIISE IYO ISAAQ MASE KARTO INAY SOO QABATO KUWII HALDOORKA REER AWDAL HILIBKODA WADHAY KALABAYDHKA MIYAA?? 


Binu-Adamkahadii caqligoodu shaqayn waayo oo aay kukala garan wayaan xaqa iyo baadilka waxay noqdaan xawayaan  (nimcoolay). Waayo horaybaa waxaa  loo yidhii dadka eebahay waxu caqliga deeqda ugu siiyay waa inay dantoodiyo gartaan dawgi nololeede. Binu aadamku waxuu xawayaanka  kaga gadisanyahay waa caqliga iyo maskaxda caqligu waxuu saxaa adamuhu marka uu qaladkujiro caqligu waxuu adamaha tusaa waxa dantiisa ah iyo halista soofood sarikarta hadii uu dariiqa qaldan ee uu qaaday kusiisocdo caqligu waa hagaha adamaha ee uu adeegsado inta uunool yahay  ee uu kumareeyo noloshiisa

Aduunka laguma arag ummad aqoonleh oo hadana garanwaayada  inay mareeyaan danahooda bulsho maxaliyan iyo mandaqiyanba marka lagareebo reer awdal oo iyaga caqligii iyo aqoontii raxmaanku  kumanaystay ee aay kutuhmaysay bulshada geeska afrika uu  iyaga waxba uqaban waayay aqoonta bulshada awdal marka loo eego madaqada geeska afrika waxwaybay katartay oo waxayka fulisay mashariic waxku ool ah lakiin hoygii aqoonta ee gobalka awdal waxuu noqday mid cilmigi iyo aqoontii taalay aanay waxba uqaban marka laga reebo labada dayax ee hogamiya labada jamacadood waa camuud university iyo eelo american university oo iyagana dhalinyartii kasoo baxday qaybna kaluunku kucunay bada udhaxaysa liibiya iyo talyaniga qaybtii kalina aay dalalka jaarka qaxooti kuyihiin sida itobiya djibouti iyo inyar oo inamoyar yar oo reer hargaysa ahi maqaawil kuqateen sida bangaladheshka oo hargaysa misharo yar kaga shaqaysa

 Halaaga iyo hadimadaa uu dalka iyo dadkuba marayaayi  mahinmid la inagu galiyay cudud mulatari ee waamid aan inagu isu horseednay oo aay inoo hogaamiyeen saladiinteena iyo siyasiyiinteena lijonerka ahi ee calooshood ushaqaysta yasha  ahi saladiinta iyo siyasiyinteenu waxay cagta inoo sareen dariiqa halaaga iyo dabargo a waxay qoorta inoo sudheeg kuusha geerida dhiig madoobe rag waxla dhaafsadaa majiro saladiintenu iyo siyasiyiintenu waa kuwa inoo horseeday in lawaayo laba islasooqaada hurmuudkii iyo aqoonyahankii gobolka (cali maxamud nuur cali bagashle ,daauud xashi jamac ,mawliid xasan cumar ,cali aw cumar bare ,oo sibadheedh ah nolosha loogu silciyay oo dawladku sheega somaliland aay inoo keentay hilibkooda oo kiishash kujira inaynu kadiiri waynaa oo aaynu maanta iloownaa sidaana kaga aamusnaa oo  udub,ucid,iyo kulmiye kashaykaynaa samaroonow ma sharafbay iniitahay??

Gabagabadii dawlada somaliland way awoodaa in dhulka beesha samaroon aay uqaybiso isaaq iyo ciise ee ma awoodo inay gacanta kusoo dhigto gacankudhiigla yashii gaystay xasuuqa fooshaxun ee aanan marnaba iloobi doonin aniga iyo intanala dhiiga iyo damiirka iyo dareenka ihi xeerka somaliland waaka awooda usiiyay wiilka ciise ee c/risaaq wabari rooble inuu uyeedho nin ay 1988 isu abtirsiin noqdeen oo uu yidhaa kalay kaqado badhkaga dhulka bilaa dadka ah ee lahelay qarniga 21 aad waliba meesha ugu istaratijisan hadii bari aay isdifaac magan si aad uga godoomiso xaga bada caqliga samaroon waa dareema cunufka dhexyaal ee madareemo cadowga ku maqan

by farhan adan warsame

    adwarsam1@yahoo.com   

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s