Masuuliyiinta Reer Boon/Boorama Oo Ka Tacsiyaynaya Geerida Guddoomiyihii Salal
November 17, 2009 5 Comments
Waxaan ka tacsiyaynaynaa geerida ku timid Gudoomiyihii Gobolka Salal, Marxuun CAWAALE XASAN ISMAACIIL. Waxaanan u tacsiyaynaynaa xaaskiisii , caruurtiisii , iyo ehelkiisii , anagoo ah Madax dhaqmadeedada iyo Maamulka Degmada Boon.
1.suldaan muumin suldan caateeye faahiye
2.caaqil cabdi ciye dharaar
3. caaqil muumin daahir odowaa
4. caqil xusen xaashi dharaar suldaan
5.caaqil muuse xusen faatax(saxane)
6.caaqil muuse dugsiye (xaynwayne)
7.caaqil cabdi awdaahir cilmi ( cabdi madobe
suldan muse sanbmburag
waxan tacsi udirynaa dhammaan shacabka rer salal iyo qayskii uu ka baxay Allaha u naxaristee cawaale xasan ismaacil-Gudoomiyaha G/salal. Inaa Lilaahi wa Inaa Ilaahi Raajicuun.
1.Gudoomiyaha RAAGE AW CISMAAN WAABERI
2. G/xigeenka DAAHIR MUUSE SUBAGLE
3. Xoghaye Cumar Cige Aye
1. Suldaan Xasan Xadi Baade
2. Xildhibaan Rooble Xasan Wacays
3. Caaqil Faarax MaxamuudNuur
4. Aw Cali Caateeye Qalinle
5. Daahir Maaggtire
6. Xuseen Cawaale Warfaa .
IYO DHAMAAN DADWAYNAHA DEGMADA BOON GOBOLKA SALAL
INAALILAAHU WA INA ILAYHI RAAJICUUN
Source: Cumar Xadaari
waxan tacsi udirynaa dhammaan shacabka rer salal iyo qayskii uu ka baxay Allaha u naxaristee cawaale xasan ismaacil-Gudoomiyaha G/salal. Inaa Lilaahi wa Inaa Ilaahi Raajicuun.
1.Gudoomiyaha RAAGE AW CISMAAN WAABERI
2. G/xigeenka DAAHIR MUUSE SUBAGLE
3. Xoghaye Cumar Cige Aye
1. Suldaan Xasan Xadi Baade
2. Xildhibaan Rooble Xasan Wacays
3. Caaqil Faarax MaxamuudNuur
4. Aw Cali Caateeye Qalinle
5. Daahir Maaggtire
6. Xuseen Cawaale Warfaa .
IYO DHAMAAN DADWAYNAHA DEGMADA BOON GOBOLKA SALAL
INAALILAAHU WA INA ILAYHI RAAJICUUN
Source: Cumar Xadaari
Waxaan halkan ka diraynaa tacsi tiiraanyo leh,Geerida kutimid Gudoomiyaha G/Salal Marxuun Cawaale Ismaaciil Xasan oo kugeeriyooday magaalada saylac ee xarunta G/Salal waxaana eebe uga baryaynaa in uu janadiisa farduusa kawaraabiyo ehelkii iyo qaraabadii iyo asxaabtii u kabaxayna samir iyo iiman kasiiyo aamin amain amin,
1.Cali Maxamuud Qayaad
2.Cumar Maxamuud Qayaad
3 Muuse Jaamac Colow(Muuse Diijoo)
4. Cawaale Aadan Obsiiye
5.Adan Maxmauud qayaad
6.Maxamed Cabdi Cawaale
7.Khalid Cige DIx.ood
8.Dayib C/raxmaan Xasan
9.Cabdoo Muumin Aaxmed
10.C/raxman Cali Maxamuud
11.Maxamed Cali Maxamuud
12.C/qaadir Cali Maxamuud
13Cowke Cisman Muumin
14.IID diiriye
15.Sheeekh Maxamed emaan
16.Caduur Cabdi Xasan( Daansagaaro)
17.Aw siciid Maxamuud Qayaad
18. Carab Cisman Samater
19. Muuse Dugsiiye Xoosh
20. Cali Calbaash Cige
dhaman dad kaasi o kala jooga hargeisa iyo qayska rer maxmaud qayad waxay tacsi si aar ah ugu dirayaan qayskii iyo qaraab adii iyo heheladi iyo xaaskiisa sacaada cumar in uu alah samir iyo iiman kasiiyo isagana janadiis afarsuud akawaraabiyo aamin amain
Aniga oo ah maxamed cumar warsame dhegayare,Waxaan ka tacsiyaynaynaa geerida ku timid Gudoomiyihii Gobolka Salal, Marxuun CAWAALE XASAN ISMAACIIL. Waxaanan u tacsiyaynaynaa xaaskiisii , caruurtiisii , iyo ehelkiisii , iyo asxabitiisi, inaalilaa waina raajucuun.
inaa lilaah wa inaa ilayhi raajucuun dhamaan dadkan magacdoodu hoosta ku xusan yihiin waxaan tacsi tiiranyo badan aan u diraynaa g/gobol salal marxuun cawaale xasan ismaaciil waxaan ilaahay uga baryaynaa janadiisa farduusaad haka waraabiyo gidoomiyaha bobolka salal cawaale xasan ismaaciil
inaalilaah wa inaa ilayhi raajucuun
1.Mr.mahad ibraahim cabdilaahi
2.mr.cabdi bashiir rabiile
3.maxamad axmed cabdilaahi
mahad ibrahim (irije) said
Your comment is awaiting moderation.
February 6, 2010 at 4:21 pm
inaa lilaah wa inaa ilayhi raajucuun dhamaan dadkan magacdoodu hoosta ku xusan yihiin waxaan tacsi tiiranyo badan aan u diraynaa g/gobol salal marxuun cawaale xasan ismaaciil waxaan ilaahay uga baryaynaa janadiisa farduusaad haka waraabiyo gidoomiyaha bobolka salal cawaale xasan ismaaciil
inaalilaah wa inaa ilayhi raajucuun
1.Mr.mahad ibraahim cabdilaahi
2.mr.cabdi bashiir rabiile
3.maxamad axmed cabdilaahi