Jaalliyadda Awdal/Salal ee Dalka Switzerland, oo Ka Tacsiyaynaya Geerida Marxuum Qaasim(AUN)
November 25, 2009 Leave a comment
Inaalilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun anagoo ah jaliyada awdal salal iyo gabilay ee kudhaqan dalka switzerland waxaan tacsi tiiranyo leh udiraynaa qoyski iyo qarabadii uuka baxay marxuum Qasim sh Yusuf oo ahaa wasiirka macdanta iyo biyaha ee somaliland oo ku geeriyoday dalka sucudiga anago kal ah:
mohamed cumar dubad safiirka somaliya geneva
cabdi cige sarkal UNHCR mohamedabshri cawale sarkaal UNHCR
siciid kartoon dubad sarkaalUNHCR cumar arab iyo xaskiisa
axamed bashir warsame wakiilka DAHABSHIIL switzerland iyo xaskiisa
axmedyasin adan farax iyo xaskiisa
maxamed ismacil xadi
farhan adan warsame iyo xaskiisa
mustafe cisman guul iyo xaskiisa
axmed muse dahir iyo xaskiisa
c/casis ali abdilahi
kibe muumin maydal
sayid maxamed muumin
ahmed farax nuur
jamac farax shirwac
mustafe xasan maydhane
maxamed dahir halas
mawlid cilmi axmed
farhan farax gelle
maxamed dualle hiriir
mustafe maxamed cumar
maxamed haruun rabille
maxamed ibrahim cumar
maxamed nuux cilmi
mahdi ismacil
samatar xasan jamac
sharmarke xasan jamac
samatar maxamed cabdi
siciid abtidon
jamac cabdi jamac
cabdirashid cadmadoni
mustafe cusman wabari
mustafe maxamed warsame
A/rashid maxamed warsame
maxamed liban diiriye
faysal dauud jamac
a/rashiid a/raxman ibrahim
ibrahin a/raxman ibrahim
xusen cabdi xasan
cusman maxamed xushuun
khadar sonkoralin
liban maxamed barkhad
maxamud sheekh yusuf
cabdi raage
xusen xamud xusen
fuaad dahir galiye
cabdiqani xamud duqsi
maxamed arte
muxumad xashi
xasan maxamuud axmed
yusuf abdi ibrahin
muse cumar adan
axmed cumar adan
ilyas maxamed bille
hodan idiris miicad
fadumo musse dahir
umalkhayr cabdi dahir
khadija xadi sidci
sacada xaji xasan
waxaanu leenahay marxuum qasim sh/yusuf ilaah naxariis jano haka warabiyo eheladii iyo qarabadii iyo qoskii uu kabaxayba samir iyo iiman hakasiiyo iyo dhaman umada somaliland aamiin aamiin aamiin
Source: Farxaan Aadan Warsame