Heesta Sanadka Cusub: Hodaneey Ma Nabadbaa?
December 31, 2009 Leave a comment
Heestan qoraalka ah ee idinku soo maqan, waxa curiyay Abwaan Maxamad-Gacan, waa hees ujeedo fog leh, waana heesta aynu kusoo dhawaynayno una aqoonsannay sanadka cusub. Heestan waxa magaceeda la yidhaahdaa :
Hodaneey Ma Nabadbaa?
Read more of this post