Maanso: Nin Tahriiba..!
January 3, 2010 Leave a comment
By Abwaan Maxamad-Gacan
Taam yeel alahayoow hamigayga oo tabi inaan qurbaha tago oon tiriyo lacagtaa iska taal gidaarada toobin wayn u qaatoo utabiyo wadankii
Waa gabay taabanay xaalada nolosha iyo saadaasha labada qof ee kala jooga wadankii iyo kan jooga qurbaha oo midiba ka kale tuhmayo , Noloshu waa sida kaluunka bada ku jira oo marka shabag loo daadiyo kan shabaga ku jiraa waxa uu yidhaahdaa ilaahayoo mar uun yaa ka bixiya shabaga kan dibada joogaana ku hamiyaa inuu shabaga galo, Qofka qurbaha jooga waxa haysta durufo nololeed oo: