Tacsi: Allaha U Naxariisto Ambassador Muuse Xirsi Faahiye

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Dr Ambassador Hilaal Maxamad Aadan iyo Xaaskiisa Xildhibaan Shukri Suldaan Yuusuf Suldaan Caateeye waxay si wada jir ah iyagoo ku hadlaya magacooda, magaca dhammaan qooyskooda ehelkooda iyo qaraaabadooda iyo magaca ummadda Soomaaliyeed ee xilka ay u hayaan,  si tiiraanyo leh uga tacsiyaynayaan geerida naxdinta badan ee ku timid Ambassador MUUSE XIRSI FAAHIYE oo ku geeriyooday dalka Jabuuti.
Read more of this post

Hambalyo Meher: Boqor Cawaale iyo Boqoradiisa Filsan..!!!!

Hambalyo Hambalyo  waxan hambalyo iyo bogadiin udiraynaa walalkayo  Mudane;Cawaale ahmed kaahin iyo Marwadisa Filsan cabdi muhumed. oo meher koodu kadhacay  magalada borama hotel rayis maanta oo bishu tahay 7/01/20010 .hamalyo hambalyo . Dhaman dadkan hoos ku xusan waxay leeyiiiin  hambalyo hambayo hambalyo guurkinu guur khayir qaba gurigiinu guri lagu nagaado.  alllah na idinka dhigo labada is anfaca ee reer khayr qabo iyo ubad khayir qaba kala hela amiiin amiiiin aamiin:

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.