Hambalyo Meher: Boqor Cawaale iyo Boqoradiisa Filsan..!!!!
January 8, 2010 2 Comments
Hambalyo Hambalyo waxan hambalyo iyo bogadiin udiraynaa walalkayo Mudane;Cawaale ahmed kaahin iyo Marwadisa Filsan cabdi muhumed. oo meher koodu kadhacay magalada borama hotel rayis maanta oo bishu tahay 7/01/20010 .hamalyo hambalyo . Dhaman dadkan hoos ku xusan waxay leeyiiiin hambalyo hambayo hambalyo guurkinu guur khayir qaba gurigiinu guri lagu nagaado. alllah na idinka dhigo labada is anfaca ee reer khayr qabo iyo ubad khayir qaba kala hela amiiin amiiiin aamiin:
Aabo ahmed kahin giire
Hooyo asha muhumd saad
Cabaaz Ahmed Kaahin
Cadnaan A Kaahin
Cabdilaahi A Kaahin
Cabdirahman A Kaahin
Ayaan A Kaahin
iyo sayid keeda
Abdiqaadir mahmed ciise
Nimco A kaahin
iyo sayid keeda
kayse nuur cige
Raaxo A Kaahin
Najaax A Kaahin

halyaygii aabahay dhalayoow
allow hibo guudka kaa saar
caroos hodonoo hanaan wacano
awdal odhan looga kaciyo
allow hibo guudka kaa saar
filsaneey eheliyo abaaa nahaye
allow ubad khayrleh kuu dhali

WIIL IYO CAANO NOQODA AYAAN IDIN LEENAHAY; ALLAHA IDIN BARAKEEYO
Abti Abdiqani
waxan hambalyo u dirayaa cawaaale ahmed kahin iyo marwadiisa .waxan leehay noqda kuwii ubad khayr leh kala hela iyo halyeeyo wanaagsan oo ka qayb qaata horumarka awdal.
waxan runtii wada dhigan jirnay alaqsa mid ka mid ah inamada ahmed kahin walibana waxan filayaa inuu ahaa cawaale laakin waxan u malyn inuu fuulka sudan i ilowsiiyay kolayse waa la heli ka awyahay kkkkkkk
samatar abib
university of juba
khartoum,sudan