AllBoon.com

I Daayaay Boon I Deeqdaye.!!

Tacsi: Allaha U Naxariisto Ambassador Muuse Xirsi Faahiye

Posted by hiildan on January 8, 2010

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Dr Ambassador Hilaal Maxamad Aadan iyo Xaaskiisa Xildhibaan Shukri Suldaan Yuusuf Suldaan Caateeye waxay si wada jir ah iyagoo ku hadlaya magacooda, magaca dhammaan qooyskooda ehelkooda iyo qaraaabadooda iyo magaca ummadda Soomaaliyeed ee xilka ay u hayaan,  si tiiraanyo leh uga tacsiyaynayaan geerida naxdinta badan ee ku timid Ambassador MUUSE XIRSI FAAHIYE oo ku geeriyooday dalka Jabuuti.

Waxay marxuunka Ilaahay uga baryayaan inuu ka waraabiyo naxariistii janno, qooyskiisa, ehelkiisa, qaraabadiisa iyo dhammaan qoowmiyadda Soomaaliyeedna uu ka siiyo Samir iyo Iimaan.   AAMIIN AAMIIN

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

2 Responses to “Tacsi: Allaha U Naxariisto Ambassador Muuse Xirsi Faahiye”

  1. INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUN
    angoo ah jahliyada awdal iyo salel ee dalka switzerland casimada bern waxanu tacsi tiranyele umarinaynaa allboon qoyska,ehelki,qarabadii iyo asaxabti uu kageriyoday ambassador muse xirsi fahiye ooku geriyoday jabouti inuu ilahay samir iyo iiman kasiyo marxunkana janooyinkisa ilah kawarabiyo aamin aamin
    aamin
    1.MUSTAFE CISMAN GUL IYOXASKISA IYO CARURTISA
    2.C/CASIIS CALI
    3.AXMED MUSE IYO XASKISA IYO CARURTISA
    4.MAXAMED ISMACIL XADI
    5.DUCALE HIRIIR
    6.MAXAMED DAHIR HALAS XASKISA IYO CARUURTISA
    7.MAWLID CALI AXMED IYO XASKISA IYO CARURTISA
    8.FARXAN FARAX GELLE XASKISA IYO CARURTISA
    9.CISE ISMACIL AXMED
    10.SICID ABTI DOON.
    11.MUSTAFE COLMADOW
    12.CABDI JACAYL XASKISA IYO CARURTISA
    13.C/KARIM DHUXUL XASKISA IYO CARURTISA

  2. A.farah said

    INNAA- LILAAHI WA-INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
    ANIGA OO AH ABDALLAH E. FARAH.
    ISLAMARKAANA AH AFHAYEENKA [BIRMINGHAM SOMALI COMMUNITY UK]

    WAXAN TACSI TIIRAANYA LEH UDIRAYNAA ANOO KU HADLAYA MAGACA JAALIYADDA IYO BAHDA BOON NEWS, EE DEGGAN MAGAALADA BIRMIN ALLAHA NAXARIISTII JANO HAKA WARAABIYE, [MRX. DANJIRE HIRSI FAHIYE OO KU GEER YOODAY MAGAALADA JIBUUTI, SAMIR IYO IIMAANA ALAHA KASIIIYO QOYSKII IYO QARAABADIISII IY0 DHAMAANBA UMMADDA SOOMALIYEED. AAM.

Leave a Reply

XHTML: You can use these tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <pre> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>