Hambalyo Meher: Boqor Cadnaan iyo Boqorad Nasra
January 12, 2010 Leave a comment
Dhammaan dadka magacdoodu hoos ku xusan yihiin waxay hambalyo iyo bogaadin kal iyo laab ah u dirayaan Boqor Cadnaan Axmad Kaahin iyo boqorad Nasra Ibaahim Siciid oo uu meherkoodu ka dhacay magaalada borama 10/1/2010 Rays Hotel.
Dhammaantayo waxanu leenahay HAMBALYO HAMBALYO, Reerkii lagu nastee lagu Negaadee, Wada jiree Nabad Gala , Allahayoow Idinka Yeel