Hambalyo Meher: Boqor Cadnaan iyo Boqorad Nasra
January 12, 2010 Leave a comment
Dhammaan dadka magacdoodu hoos ku xusan yihiin waxay hambalyo iyo bogaadin kal iyo laab ah u dirayaan Boqor Cadnaan Axmad Kaahin iyo boqorad Nasra Ibaahim Siciid oo uu meherkoodu ka dhacay magaalada borama 10/1/2010 Rays Hotel.
Dhammaantayo waxanu leenahay HAMBALYO HAMBALYO, Reerkii lagu nastee lagu Negaadee, Wada jiree Nabad Gala , Allahayoow Idinka Yeel
Mocooyo Mako Caateeye Faahiye
Hooyo Caasha Muxumad Sacad
Aabo Axmed kaahin Giire
Cabbaas Axmad Kaahin
Raaxo Axmad Kaahin
Cabdilaahi Axmed Kaahin
Najaax Axmad Kaahin
Cabdiraxmaan Axmad Kaahin
Cawaale Axmad Kaahin
Ayaan Axmad Kaahin iyo qoyskeeda
Nimco axmed Kaahin iyo qoyskeeda iyo
Baxsan nmuxumed sacad iyo ciyaalkeeda
Faadumo muxumed sacad iyo ciyaalkeeda
Xaliimo muxumed sacad iyo ciyaalkeeda
Khadiija muxumed sacad iyo ciyaalkeeda
Faysal muxumed sacad iyo xaaskiisa idil xasa aadan
Sahra muxumed sacad iyo ciyaalkeeda
Idiris muxumed sacad iyo xaaskiisa iyo ciyaalkiis a
Axmad Muxumad Sacad iyo Xaaskiisa
Cabdilaahi Muxumad Sacad iyo Xaaskiisa
Waxaynu dhammaantayo leenahay hambalyo hambalyo gurigiina guri lagu nagaado ilaahay ha ka yeelo aallaha idinka dhigo reer khayr qaba iyo ubad khayr waba kala hela amiin aamiin aamiin