Tacsi: Allaha U Naxariisto Maryan Daahir Ojor: Aamiiin
January 16, 2010 1 Comment
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Waxaynu dhammaantayo tacsi tiiraanyo badan si wada jir ah u gaadhsiinaynaa dhammaanba ehelkii iyo qooyskii iyo qaraabadii ay ka baxday Ilaahay naxariistii janno haka waraabiyee, Maryan Daahir Ojor, oo dhawaan ku geeeriyootay Oslo-Norway. Ilaahay raxmaan waxayn uga baryaynaa inuu marxuumada ka waraabiyo naxariistii janno, dhammaantayana naga siiyo samir iyo Iimaan. Waa anagoo kala ah dadka magacdoodu hoos ku xusan yihiin: