Tacsi: Allaha U Naxariisto Maryan Daahir Ojor: Aamiiin
January 16, 2010 1 Comment
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Waxaynu dhammaantayo tacsi tiiraanyo badan si wada jir ah u gaadhsiinaynaa dhammaanba ehelkii iyo qooyskii iyo qaraabadii ay ka baxday Ilaahay naxariistii janno haka waraabiyee, Maryan Daahir Ojor, oo dhawaan ku geeeriyootay Oslo-Norway. Ilaahay raxmaan waxayn uga baryaynaa inuu marxuumada ka waraabiyo naxariistii janno, dhammaantayana naga siiyo samir iyo Iimaan. Waa anagoo kala ah dadka magacdoodu hoos ku xusan yihiin:
Eng C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo dhammaan qooyska reer WadaadYare.
Xildhibaan Ikraan Xaaji Daa’uud Warsame iyo dhamaan qooyska reer Xaaji Daa’uud Warsame.
Dr C/Jibaar Rabiile Good iyo dhammaan qooyska reer Rabiile Good
Khadiija Xaaji Daa’uud Warsame iyo dhammaan qooyska reer Xaaji Daa’uud.
Cali Xaamud Jibriil iyo dhammaan qooyska reer Xaamud Jibriil
Suldaan Yuusuf Suldaan Cali Cilmi iyo dhammaan reer Sulaan Cali.
Malyuun Daahir Cilmi iyo dhammaan qooyska reer Daahir Cilmi
Cabdiqani Suldaan Yuusuf Suldaan Caateeye iyo dhammaan qooyska reer suldaan Caateeye
Maxamad Cumar Bile iyo dhammaan qooyska reer Bile Dharaar
Faysal Daahir Aabadiid iyo dhammaan qooyska reer Daahir Aabadiid
Xaawa Ciga Guuleed iyo dhammaan qooyska reer Cige Guuleed
Sucaad Muuse Goodaad iyo dhammaan reer Muuse Goodaad
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
——————————————————————————————————————–
BAHDA HIILDAN IYO ALLBOON WAXAY SI GAAR AH TACSIDAN U GAADHSIINAYAAN GUUD AHAANBA QOOYSKA REER DAAHIR OJOR, GAAR AHAAN OJOR DAAHIR OJOR.
——————————————————————————————————————–
TACSI INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJUCUN anogoo ah qoyska reer cisman guul meelkastoy ka jogan dafaha dunida waxan tacsi tiiranyo leh oo xanun badan umarinaynaa allboon c/raxman nuur beegsi oo xaskisii maryan dahir ojor ku geeriyootay wadanka norwey tacsidaa tu lamidan waxan udiraynaa qoyska ilma dahir ojor oon leenahay ilahay samir iyo iiman haydinka siiyo dhamantenba marxumadana ilaahay janooyinkisa haka warabiyo
aamin aamin aamin