Barbarkay Ka Baxdaa, Waa Bakaylo Qaleen

By Mc Shariif
Inbadan ayaan hadalay dhamaanteena waynu ka wada dharagsanahay shirqooladan qorshaysan ee hareeraha gobolka Awdal kaga soo sinqaya marba marka ka dambaysa hadii aynaan waxka ka qaban oo aynaan samayn kacdoon hubaysan oo lagaga hortagayo gulufkan colaadeed ee inasoo galay ma maanta inaga oo nool ayaa wasiir xun oo habar awal ahi iyo Wasiiro Ciise ahi ay heshiis ku galeen Zeiylac oo ah Caasimadii Samaroonka Soona faragaliyeen Gobolka Awdal?

Continue reading