Barbarkay Ka Baxdaa, Waa Bakaylo Qaleen

By Mc Shariif
Inbadan ayaan hadalay dhamaanteena waynu ka wada dharagsanahay shirqooladan qorshaysan ee hareeraha gobolka Awdal kaga soo sinqaya marba marka ka dambaysa hadii aynaan waxka ka qaban oo aynaan samayn kacdoon hubaysan oo lagaga hortagayo gulufkan colaadeed ee inasoo galay ma maanta inaga oo nool ayaa wasiir xun oo habar awal ahi iyo Wasiiro Ciise ahi ay heshiis ku galeen Zeiylac oo ah Caasimadii Samaroonka Soona faragaliyeen Gobolka Awdal?

 
Ma inaga oo nool oo maalgashan karna Sacad-diin oo leh maal qabeeno iyo aqoon yahanba uu Dahir Rayale afkiisa ku yidhi aniga ayaa ah ka siduu doonaba ka yeelaya Jaziirada Sacad-Diin uuna u gacan galiyey Cid aan u dhalan gobolka ?
 
Ma maanta inaga oo nool oo dhaqaale iyo xoogba haysana ayaa dhulkii dalxiiska Gobolka Awdal laga horjoogsaday Salaadiinteenii sharafta lahaa loona ogolaaday Wasiiro iyo salaadiin aan ahayn Samaroon oo Ciise reer Djabouti ah? 
 
Ma inaga oo nool ayuu gudoomiyaha degmada Dilla lugeeyaa oo uu bilaa baabuur ka yahay dawlada JSL  halka ay baabuuro cad-cad ay wataan dhigiisii degmooyinka kale lagana xaaraantinimeeyey badhjatkii dawlada iyo gargaarkii hay’adaha Samafalka degmada DILLA iyo Gobolka Awdal dhamaantiiba waliba sanka laynaga  marmarinayaa dagaal iyo colaad gaamurtay?
 
Ma inaga oo nool ayey bartilmaadsanayaan dadqalatadu Profesoradii Amoud University iyo aqoonyahankii gobolka Awdal aynay isku dayeen in ay qafaashaan oo ay Faas ku jarjaraan sidii kuwii hore?
 
Ma inaga oo nool ayey Mujrim ina Raage ,Cawar xareed, Dahir Rayale iyo Wasiir Cirro ay ina go’doomiyeen?
 
Ma inaga oo nool ayuu markii Dahir Rayale reer Gabiley uu u magacaabay gobolka Gabiley ay weerar gardaro kusoo qaadeen Ceelbardaale oo ay doonayaan in qabsadaan bariga Dilla oo dhan?
 
Ma inaga oo nool ayaa Djabouti waxba lagaaga ogolayn habayaraatee wiil u dhashay AWDAL ma gali karo isguulka fasalka koowaadna ha ahaatee kamana dhigan karo waxbarasho dawladeed arday u dhashay Awdal siday wasiirada Djabouti ugasoo talaabeen silliga oo ay usoo hungureeyaan khayraadka daadsan Awdal?
 
Waar ma inaga oo nool ayaa dhexdeena laysku soofaynayaa si loo wiiqo quwadeena oo la ina niyad jabinayaa?
 
Waar ma inaga oo nool ayuu maanta dhiiglaawe danayste,biidhi qaate,tolkii dhabarka ka toogte Dahir Rayale ina xidhxidhay?
 
Ma odayaashii iyo salaadiintii uga eexday Cabdiraxmaan Aw Cali ee geeyey mansabkii Madaxweyne ku xigeenka ee uu maanta ku noqday Madaxweyneha JSL ayuu maanta leeyahay ina Rayaale waxba ma tihiin?
 
Ma inaga oo nool ayaa laynagu dulshaxayaa wasiir Cirro sideebuu ugu saxeexi karaa reer Djabouti Gobolka Awdal dhulka mid ah?
 
Ma inaga oo nool ayey tahriibaan dhalinyartii iyo ubaxii mustaqbalka Gobolka Awdal oo ay isku biimeeyaan bad iyo saxare?
 
Dhulkeena iyo gobokeena Awdal ma waxaa qaybin kara Dahir Rayale iyo wasiirka Daakhiliga inagiina caantaynbaan isku hasysanaa miyaa miyaanay haboonayn in aan ku dagaalano taako ka mid ah AWDAL?
 
Qurbajoogeenu miyaanu ahayn mid dhiig leh oo soo faragalinkara marka ay talo faraha ka baxdo?
 
Waxaasi oo su’aalo ah jawaabtoodu way cadahay waana arin loo baahanyahay  in wax laga qabto qofkii u dhashay gobolka Awdal ha ahaado lab ama dhidig waana hawl inoo taala inagu haboona in aan ka arinsano oo aan ku midowno  sidii xoog iyo xeeladba layskugu gaynlaha badbaada dhulka hooyo Africaankuna luuqada gumuca rasaasta ayuu wax ku fahmaa waad ogtihiin wasiir ka mid ah wasiirada reer Djabouti oo Canfari ah ee yimid Zeiylac (shalay) doraad waana Ugureh Kifleh oo ahaan jirey sagaashameyadii Jaandaaranmaarii waxaanu ahaa nin laga dhigay direyska laguna yidhi waxaad tahay hawl gab isla markii laga dhigay direyska waxa uu abaabulay Ciidan Jabhad ah lana odhan jirey FROUD ka dib weeraro isdaba joog ah ayuu kusoo qaaday Obokh iyo Dikhil isaga iyo Axmed Diini oo joogay Sanca kadib waxaa khasab ku noqotay maamulkii ka talin jirey sagaashameeyadii Djabouti in ay la galaan waan waan iyo heshiis markii ay u jilib dhigi kari waayeen colaada Ugure Kifle ayaa Ismail Omer Guelleh oo ahaa taliyaha Sirdoonka Djabouti ee loo yaqaan SDS uu kula taliyey Xassan Gouled in ay la galaan heshiis waa la lala heshiiey Mr Ugure Kifle ciidankii FROUDna waa loo qarameeyey isagiina waxaa loo magacaabay xil wasiirnimo oo ah kan difaaca maanta waakaa Zeiylac yimid isagoo ah wasiirka Difaaca ee Djabouti sidaasi ayaanu Africaanku u lahayn damiir kaa qabta gumuca rasaasta mooyaane waxkale oo aad wax kaga qaadi kartaana ma jirto ha ahaato aqoon ama sifooyin kale oo aad sheegatona wax uu kaa maqlayaa oo uu kugu ixtiraamayaa ma jirto hadii aynaan maanta dhinac kastaba kula hadlin luuqada gumuca rasaasta,sidaasi  ayeynu wax ku fahamsiin karaynaa Ciise iyo jibriil Abokorba Abti ma yaqaanaan jaarnimo malaha magan iyo birimagaydo waxba ka garan maayaan xaquuqal insaan hadalkiiba daa waxaynu isku ognahay hadii aanahay tafiirtii Sheekh Samaroon cidiikasta ee inagusoo dheeraynaysa in aan kula sheekaysano waran dhiig leh oo dhiiranaantiisa wata waxaana inoosoo gacan galidoona geeska Africa oo dhan hadii aan la nimaadno dhiiranaan dhab ah oo aan gabasho lahayn iskana ilaalino dhawaqa kasoo baxaya Samaroonka dhidig ee aan diyaar u ahayn in ay wax noqdaan sharaftooda ilaashadaan cadowgoodana meel iska saaraan hadiiba ay isku dayaan in ay u hiiliyaan cadowgeena kuwaasi oo ugu hiiliniya cadowgeena dhinaca saxaafada kuna furaya burubagaando kuwooga dhiiga leh ee ku jira heeganka af iyo adinba waxaan leehay inta ku dhexdhuumanaysa magaca Samaroon waa in si dadban si cadaan ahba loo khaarajiyo hadii ay joojin waayaan xumaanta ay la dhexmeeraysanayaan tolkood ee ay u garbsiinayaan cadowgooda ha ahaadeen caynkaydoonaanba ama jilibkay doonaanba ha ka ahadeen Samaroonka waana in laga foojignaado.
 
Midigtaadu yey noqon mid tolkeed u muruqweyn.
Murjinkaagu yuu noqon magli dila walaalkaa.
Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marakaca.
Musuqmaasuq reerkiyo mijin qaada ha u dhiman.
 
Maalin majoogno maanta aynu dhexdeena is qabyaaladayno oo aynu nidhaahno kanibaa keera ama aynu isku eegno badbaadada dhulkeena, Samaroonka Gabiley ilaa Lawyacado waxaa saaran mas’uuliyad uu ku badbaadinaayo sharaftiisa iyo karaamdeenaba barbarkay ka baxdaa waa bakayle qaleen dhamaanteenba loomana baahna in aynu ka sheekayno wax aan ina anfacayn oo inagu keenaya kala jabnaan dhinaca amnul qowmiga Samaroonnimo.
 
 
Guul iyo Gobanimo Viva Samaroon.
 
 
Nooli kulantee.
 
Mahammed Abdirahman Sharif
 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.