Baaq An Kaga Soo Hor Jeedno Bedilaadii Tobabaraha Xulka Kubadda Cagta Ee G/Awdal: Samarroon C/Laahi Cilmi
February 17, 2010 Leave a comment
Sababto ah maanta waa malintii ay dhalin yartu kaga maarsan lahayen mukhaadaraatka sida (qaadka sigarka iyo tahriibta oo manta ad ugu soo badanaysa dhulkena). Taasoy usababtahay maamul xumada sporiga ee gobolka awdal. Waxaa taa cadaynaysa ilaa 1996 ila manta sportiga awdal wax hoos udhaca maha ee waxba kuma kordhin. Lakiin waxaa nasiib xuma ah maalintii kaliya ee loo kacay in kor looqaado sportiga awdal in la abuuro khilaaf taana waxaa usobaba maamulka guud ee sportiga. Haba hadaanu nahay dhalinta gobolka awdal u dhashay ee qurbo jooga ah waxaanu ka soo horjedna badalaada tababaraha xulka kubada cagta ee gobolka awdal mudane. SAMAROON C/LAAHI CILMI. Anagoo ah qurbo jooga wadanka Norway waxanu ku dhiiri galinayna xulka gobolka awdal inayna ka niyad jabin dadaalka ay uhayaan umadooda iyo sumcada gobolkeena. Mar kastana hiil iyo hooba waan inila garab taaganahay.
Mahad Abdirahmaan Mahamuud
Abdiwali Omar Cali (shiine omar buur)
Abdishakur Ahmed Aar (galmays)
Abdiqaadir hassan Abdilaahi (qaadiro xasan)
Sharmake Hassan Hadi
Aamiin Adan Miicaad (aamiinto)
Mahamud Hassan Hadi
Abdiqaadir Omar Samriye (afrikan)
Abdinuur Mahamud Ismacil (ina jujuub)
Ahmed Ibraahim Faarax (ahmed faras)
Abdikariin Daa`uud Mixiile (laji)
Jiilaani Abdirahman Mahamud
Hussein Abdi yabarow
Abdiqaadir Abdi Qamaam
Hussein Abdilahi Qalinle
Daud Hamze Abdilahi
Abdishakur Hassan Hussein
wabilaahi tawfiiq