TACSI: Marxuum Farxaan Maxamad Aadan Ducaale (AUN)
February 24, 2010 Leave a comment
Anigoo ah suldaan Muumin suldaan Caateeye suldaan Faahiye kuna hadlaya magacayga, magaca qoyskayga magaca reer Suldaan Caateeye Suldaan Faahiye, magaca suldaanka guud ee beesha Maxad case suldaan Ibraahim Jaamac Samatar ,waxaan tacsi tiiraanyo leh udiraynaa Maxamed Aadan Ducaale (Candha-Goo) oo ku nool agaalada Ottawa ee dalka CANADA
Annaga oo katacsiyadaynayna geerida kutimid wiilkiisii Farxaan Maxamed Aadan oo dhawaanta kugeeriyooday dalka CANADA.
Waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu janadii kawaraabiyo dhamaan intii uu kabaxayna sabir iyo iimaan kasiiyo.
Aamiin.