La Mood, Noqonse Weyday
February 27, 2010 2 Comments
Tuug ayaa ii galay jidkii, aniga oo socda ayuu yiri joogso, waan joogsaday, suu yiri ookiyaalaha siib, aan siibay, uu yiri, shaatiga siib aan siibay, uu yiri, saacada siib, aan siibay, uu yiri garanka siib, aan siibay,uu yiri hoos guntiga siib, aan siibay, uu yiri kabaha sib, aan siibay,ee uu igu hadhay kaliya kastoomihii ama kalsoonkii ninba siduu u yaqaan,oo aan iminka dadka soo gaadhay, inta le uga hadhanay noloshiisa waxay ahayd haduu dhahi lahaa faraatiga siib, waxaa la dhahi lahaa kan maroodi maa maray . !!!!
Qore :A.Barkhadle.I(waraabe-cadde).