HALOO GURMADO DEEGANKA AAFADU KADHACDAY EE KONFURTA IYO BUURALAYDA DEGMADA SAYLAC.
Waxaa ka jira deegaanka koonfurta iyo buuralayda degmada saylac, Abaaro baahsan oo ay sobobeen roobabkii barafka watay oo kada ay degankaasi kaasi oo sobobay inay xoolihii ka dhamadaan.
Xoolahaa oo marki hore ba abaartu naafaysay roobkina markii uu kuda ay waa dhmaadeen dadkii ayaa hada u ildaran cunto la aan iyo daawo la aan.
Degaanadaasi oo ah deeganka sida. Sheikh aware, fiqi aadan,wadajir jidhi.cabdulqaadir iyo saweer.
Hadaba waxaan baaq udiraynaa Dawlada Somaliland gaar ahaan wasaarada uqaabilsan aafooyinka, iyo hayadaha caalamigaa sida hayada cuntada aduunka ee WFP iyo hayada caafimadka aduunka WHO iyo hayada beeraha iyo cuntada ee FAO iyo dhaman cida ay qusayso inay dadkaasi tabaaloobay,
Waxaan ugu baaqaynaa in ay dadkaa tabaaloobay ee xoolihi ka dhmaadeen ufidiyaan gurmad degdeg ah hadii aan dadkaa loo gurman waxaa halka ka dhici doona masiibo bili aadanimo oo aan lahayn meel wax laga qabto,
ALLAA MAHAD LEH
BY Cali Maxamuud Qayaad______________