Ma Waxa Boon Jooga Budhcad Buureed?: Muxuu Madaxweynuhu u Booqan Waayay?

SII AKHRI: READ MORE 

Shirka Minniapolis, Waa Muftaax Furi Doona ‘Container-ka’ Ay Reer Awdal Ku Dhex Siriireen.

By McShariif
 
Talaabooyinka leh horumarka ee ay wadaan qurbajooga USA ee reer Awdal iyo shirka la hadal hayo ee dhawaan ka dhicidoona Minnianpolis waa guul usoo hoyatay reer Awdal inkasta oo ay dadka qaarkii sii hor cararayaan ulbooc ahna ugu tukubayaan sidii ay kolba u kala firdhin lahaayeen bahda dan-wadaagta reer Awdal ee jecel inay dadkooda dhinac ka raacaan iyagoo ka xoroobay xaga fikirka jilbahana u aastay sidii ay dhulkooda ugusoo celin lahaayeen sharaftii laynagu yaqaanay hadaan nahay reerka ugu xadaarada dheer geeska Africa uguna da’da weyn Somaliland iyo Somaliyaba.  

Read more of this post

Danta Samarroon Ayaa Ka Horreysa, Danta Somaliland

 By Farxaan Aadan Warsame

Waxaa wax aad loola yaabo ah inuu abtigay maxamuud cabdilaahi rooble yidhaahdo ajandaha shirka minisoota waxaa soo sameeyay dahir Rayaale oo codsaday in lagaga hadlin  waxaad waxaasna lagaga hadlo abti ma danta daahir rayaale ayaa tolku isugu imanayay mise danta beesha samaroon waa yaaaaaab samaroon waa lagu yaqaanay inay iyagu isu fiirsadaan ee hadaanu nahay jaaliyada reer awdal iyo salal ee ku dhaqan dalka switzerland waxaan leenahay prof ahmed ismaciil samatay iyo ugaas c/rashiid ugaas rooble ugaas doodi hanbalyo hanbalyo hanbalyo shirku yaanu dibu dhicin waxaa samaroon dani ugu jirtana kaga hadla  anaguna hadii aanu nahay dhalinyartii samaroon waan idin garab taganahay

Read more of this post

Shirka Minnesota cidii danaha Awdal lexejeclo ka qabti ha ka qaybgasho ninwalba siduu wax u arkana ha ka dhexsheego. Laakiin waxba yaynaan iskugu iman waxbana yaynaan qabsan arin maaha

Khatumada ha seegina

Ragyahaw khayrka diidaayi

 Khalkhalkii abuurmina

Tolkuu khaayis galiyaaye

 Hadaydaan khiyaamada kujirin

Nala khilaaweeya

By CABDALE  AW-FAARAX SIGAD

Read more of this post

Rayaale oo ku Hungoobay Buuhoodle, Booramana ku sasabanaya Baroor iyo Beer-laxawsi Been Ah

Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin wuxu ku hungoobay hammigiisii ahaa inuu degaanada Bari u badiyo gobolnimo iyo dakhliba,  si uu uga kasbado taageero badan.  Taasina waxay dhacday  kadib markii aynu xalay ka fiirsannay UNIVERSAL TV,  Gobolka Buuhoodle oo ka mid ahaa goboladii uu madaxweynuhu dhawaan magacaabay, oo dadweynihiisii intay isku soo baxeen  dusha saareen calanka  buluuga ah,  ee astaanta u ah xorriyadda Soomaaliyeed. Isla shalay galab wuxu Madaxweyne Rayaale soo gaadhay Boorama isagoo ka faa’iidaysanaya  aaska Marxuum Maxamad Xasan Mataan (AUN),  oo ahaa  muwaadin reer Awdal ah, oo kaalin weyn kasoo  qaatay ololaha gooni isu taaga Somaliland.  Balse sida dad badani tuhunsanyihiin Madaxweynuhu imika ayuu is ogaaday inuu gobolkiisii dayacay, dadkiisiina xabaal ku wada riday, wuxuna  u yimidi inuu  baroor been ah ku sasabto reer Boorama, si aanay uga gu’in Somaliland.  Isla saakana wuxu bilaabay booqashooyin uu ku gaalaa-bixinayo bar tilmaameedyada ugu caansan uguna da’a weyn Boorama, sida Cammuud.

Read more of this post

Bililiqaysiga Xabaalaha: Haddii La Yaabo Yaasiinka

Minnesota Tol Convocation Will Go Ahead Next Week And It Will Neither Be Fruitless Nor Collapse Just Because Specific Group Of People Is Missing

By Samaroon Rooble
PRAISE BELONGS TO THE ONE
I will start with my pen welcoming this upcoming historic Tol-convocation of the great Samaroons in the city of minnesota within the next few days that will happen to change and save the future of Adal generations in the short and the long term against uncertainty. The Majority of Adalites have long been waiting to see a day like this where all the different kinds of the Adal communities come together as a Tol to implant some concrete resolutions for  the community,and it is known to us that this kind of Convocation at this time of the century is really needed to pull us out clearly from the mishaps.

Read more of this post

Abwaan Maxamad-Gacan iyo Heesta Maanta: Baadi Goob

qaybta wiilka

 Barashadu sarseeriyo

hadimada badhkeediyo

boqno goynta idilkeed

inan yahay  badhaadhaha

kuma soo baxaysoo

baashaalka noloshana
Read more of this post

Boon Daawo Dacalada: Bal Yar Daawo Dacalada..!!!

Read more of this post

Shirweynaha Daahfurka Gadabuursi iyo Duruufaha Ku Gadaaman

  Qore.A. Barkhadle. I

Waxaa wax lagu diirsado noqdaytay war murtiyeed ka soo baxay xarunta aqoonyahanadda gadabuursi ee Minesota, hadal lagu diirsaday, kii furuq hayeyna ka soo bogsoodey, kii calaacali jireyna ku diirsaday, kii dhan xun wax u wadi jireyna ka xumaaday.

Read more of this post

Waa Wareey: Sidani Maxay Tahay?

Waar shabakadii sidee loo badalay?

Mucaaradka Djbouti oo Shaaca ka Qaaday, Inay Raaci Doonaan Raadkii FRUD

Ahmed Reyale

Kiev, Ukraine (RBC Radio) Hogaamiyaasha isbahaysiga mucaaradka ee Dalka Djibouti AYAA shaaca ka qaaday à Ay raaci doonaan wadada ay ku socoto jabhada FRUD ee ka dagaalanta waqoyiga Dalka Djibouti halkaasi oo ay ciidamada dowlada Kula dagaalamaan.

Hadaba, hadalkaasi iyo kulamo ay xubnaha mucaaradka Djibouti dhowaanahan ay ku yeelanayeen wadanka Belgique Ayaan wareysi ku saabsan waxaan kala yeelanay Axmed Reyaale oo ka mi ah xubnaha mucaaradka ee Dalka Djibouti. Waxaana aan wareysigan La yeelanay isagoo ku Sugan magaalada Kiev ee xarunta Dalka Ukraine.

  Read more of this post

Boorama oo Boon Kaga Dayatay Iskaa Wax U Qabso: Dawladduse Ma u Bogi Doontaa?

Bulshada ku nool caasimad weynta  Boorama,  ahna bulshada ugu ballaadhan  bulsho weynta beelaha Samarroon ee gobolada Awdal, Djibouti iyo Harawa. Aayaa waxay ku tallaabsadeen isu soo bax taariikhiya oo lagu dhisayo jidka u dhaxeeya  Boorama iyo Dila.  Mabda’ an  isaga ah oo kasoo if-baxay, isla markaana ay kaga daydeen  Degmada Boon (caasimada labaad  Awdal) , ayaa waxa magaciisa la yidhaahdaa ‘Hays Caawiso’  ama  ‘Iskaa Wax u Qabso’

Read more of this post

Xildhibaanka Kaliya ee Beesha Ciise, Oo Kuraamaha ka Aa’ay Kursi Caabudayaasha UDUB iyo Kalidii Taliyaha Geelle

Xildhibaanka kaliya ee beelaha Ciise ku leeyihiin golaha wakiilada ee Jamhuuriyadda Diimuqraadiidka ah ee Somaliland, Xildhibaan AAREEYE.  Ayaa si kulul ugu eedeeyay in xukumada wakhtigan jirta ee ka talisa Somaliland  ay tahay mid ku dhisan dheel-dheel iyo dhalanteed lagu dhaka faarinayo bulshada Somaliland.  Haddii xusbiga iyo xukumada talada dalka haya ee UDUB ay sidaas ku sii socdaana,  inay dalka dhaxalsiin doonaan burbur dhan walba leh oo lagu kala dhaqaaqo.  Warkaasi oo faah-faahsan:

HALKAN KA AKHRISO: READ MORE..

Allaha U Naxariisto Marxuum Maxamad Xasan Mataan

Bahda HiilDan iyo AllBoon,  waxay dhammantood tacsi tiiraanyo badan gaadhsiinayaan ehelkii iyo qooyskii iyo qaraabadii iyo dhammaanba ummaddii uu ka baxay Marxuum MAXAMAD XASAN MATAAN, oo maanta ku geeriyooday magaalada London, ee dalkan Ingiriiska.    Ilaaha Raxmaanka iyo Raxaiimka ah,  waxan ka baryaynaa inuu Marxuum Maxamad ka waraabiyo NAXARIISTII JANNO, dhammaanteena uu inaga siiyo SAMIR iyo IIMAAN.

INAA LILAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

maxamed-xasan-mataan

Jadwalka: Wada-Xaajoodka Wax-Garadka Gadabuursi: North America

Maantaba malkaa inagu qummane, yaan la gees marine,  

Marka aanad hammon noloshu waa, mooyi dabadeede,

Madhax ma laha aadmigu wuxuu, kuu mitamiyaaye,

macaluul wax kaagama taraan, maal laguu guraye,

midigtaadu waxay xoogsataa, maydha kaa jara e’ ,

Abdillahi Suldaan Maxamed ( Timacadde), 1971

“In the mighty vortex of history, which inevitably crushes all peoples that are not as hard and as flexible as steel, such a community could not permanently maintain itself”  (Theodore Mommsen, 1908). Without overlooking the discernable variability in the condition of the Somali people, these are, indeed, dark times for the majority. All indictors of the major spheres of existence, from environmental, economic, cultural, political, to personal security, point to the build up of vulnerabilities, best captured by this alarming fact: nearly half of the population is now considered as malnourished.

Read more of this post

Hambalyo Aroos: Boqor Axmad Xaashi Aadan iyo Boqorad Siciid Aw-Gamboole

Dhammaan dadkan hoos magacdoodu ku qoran yihiin, dadkaas oo wada jooga  wadanka  Canada   gaar ahan gobolka  Alberta  magaalo madaxdiisa   Edmonton waxay tahniyad iyo bogaadin aan  lasoo koobi karin hawda u marinayaan     Axmad  Xaashi  Aadan  iyo       Kaltuun  Siciid Aw ganboole  oo 12 kii bishan March   aqalgaloodu ka dhacay  magaalada boorama       waxaan leenahay noqda kuwii isku waara  ubad khayr qabana ilaahay  siiyo.          aamiin   aamiin  aamiin ….. Read more of this post

Hambalyo Aroos: Boqor Mustafe iyo Boqorad Yurub

 GACAL IYO XIGAALABA GUURKIINA LAGU FARAX

Anaga oo ah AWDAL/SALAL Brothers ee gobolada Maryland iyo Virgina ( USA ) waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa meherka BOQORKA Mustafe Cumar Suldan iyo BOQORADA Prof: Yurub Abdirahman Mumin oo meherkoodu ka dhacay magalada Borama gaar ahaan Hotel Rays.

Read more of this post

Xariirad, oo ay isku hayaan Bahabar Celi iyo Reer Dudub!!!

Sida taariikhda lagu hayo, waxa xariirad ugu soo hor dagey oo loogu yimiday  oday la odhan jiray Sh Awaare oo kasoo jeeda  Bahabar Cei-Maxamdcase-Samarroon waxayna ahayd wakhtiyadii Mujaahid Imaam Axmad Guray (AUN). Sheekh Awaare wuxu aakhirkii u guuray dhinaca buuraha, halkaasi oo ilaa iyo imika uu ku xaabalan yahay jiidda la yidhaahdo Sh Awaare ee u dhoow buurta Libaaxley. 

Read more of this post

Abwaan Af-Gudhiye Uma Qalmo, In Lagu Xidho Xariirad.

Odayo badan oo kasoo jeeda beel-weynta Habar Xuseen-Maxadcase Samarroon ayaa waxay wararku sheegayaan in lagu xidhay magaalada Xariirad kadib markii loogu yeedhay inay marka horaba ka qayb galaan wada-xaajoodyo beesha uga socda halkaasi.  Odaydan waxa ka mid ah,  Abwaan abwaan ka tegay oo aad iyo aad u asluub iyo anshax iyo odhaah wanaagsan, magaciisana la yidhaahdo Axmad Siciid Daahir kuna magac dheer AF-GUDHIYE.  Libaax nimaan aqoonbaa lax ka rida, aad iyo aad baan uga xunnahay in Abwaan Af-gudhiye la bah dilo oo xadhig loo quudho.
Read more of this post

Ruug Cadaadiga Reer Binu Axmad, Oo Ku Shiraya Jabuuti

 Madax dhaqmeedada ugu darajada sarreeya reeraha Sh Isaxaaq Binu Axmad iyo Reeraha Sh Ciise Binu Axmad (Waa tafiirta Isaaq ka dhaadhicayay Ciise, sabaanadii colaadaha SNM vs Somalis),  ayaa sida lagu tibaaxay isugu soo tuulmay magaalada Jabuuti, ee caasimadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Si ay uga wada tashadaan taaba galinta, boqortooyo tayo leh, oo ka talisa  Geeska Afrika. Boqortooyadaasi  oo Ugaaska Ciise u noqon doono boqorka guud, beelaha Reer Sh.Isaxaaqna ku noqon doonaan ku xigeenada iyo la taliyayaasha boqorkaas isaga ah.  Dawlada Ismaaciil Cumar Geelle  ayaa marti qaadkan isaga ah ugu  fidisay dhammaanba  safka hore, ee madax dhaqmeedada, guurtida, ganacsatada, culimada  iyo abwaanada ugu mansab iyo magac dheer beelaha reer  Sh.Isaxaaq.

Read more of this post

Dhagar Qabayaashii SNM, Goormaa Maxkamad Lasoo Taagi?

Markaa maxaa dacwo loogu soo oogi waayey nimankan u talin jirey ururkii gacankudhiiglaha ahaa ee SNM. SIDA SIILANYO, INA BIIXI, DHEGAWEYNE, INA KAAHIN , TOLWAA, INA XAASHI, CABDILLAHI DIRAWAL, CALIGUREY, IYO mujriinta kale ee degan hargeysa. Maxaa lala sugayaa miyaan xasuuqi dadkii dadkooda la laayey aaney ka dhiidhiyeyn.  Wakhtigu isaagaa iman la iskagana hadhi maayo …..

 Qore. A.Barkhadle.I(Waraabe-Cadde)

Read more of this post

Hambalyo Dhalasho Farxad Leh: Samsam Maxamuud..

Dhamaan  reer cige guuleed Waxay  hanbalyo  u diraynaa maxamud c/laahi cige iyo xaawa cige guuleed oo gabadhi uugu dhalatay cariga ingiriiska gaar ahaan london gabadhaas oo loo bixiyay samsam maxamud waxan ilaahay uuga baryaynaa inuu ilaahay ka dhigo tii diinteeda iyo dalkeega anfacda aamin aamin aamin

 

Read more of this post

Bahabar Celi Ma Shirine, Sheeko Kale Ma Haysaan?

Saxaafadda qaarkood ayaa lagu soo qoray in beel weynta HABAR XUSEEN/MAXADCASE/SAMARROON, oo lagu naanayso BAHABAR CELI,  ahna reerka ay ka dhasheen hogaamiye siyaasadeed- dhaqmeedadii ugu caansanaa bulsho-weynta beelaha Samaroon. Raggaasi oo ay ka mid ahaayeen Xaaji Diide (Governor of Adel/Djibouti), Jaamac Saylici (President of Djibouti), Faahiye-Gadhacase (very First Sultan of Borama), Xaaji Kuul iyo rag kale oo badan, iyo musharraxa madaxweyne ku xigeeenka xusbiga  KULMIYE, ee wakhtigan xaadirka ah, C/Raxmaan Saylici.  Inay beshaasu ku shireen meesha la yidhaahdo XARIIRAD, oo ay go’aan ku gaadheen inay taageeraan xusbiga UDUB, ee haya talada dalka Somaliland.

Read more of this post

CIISE Ooda Soo Jabi, Al-xudhuuna Soo Dhaaf..!!!!!

“Xaqiiqatan waa wax aan la yeeli karin, anigaanba yeelayn inay yimaaddaan oo qofna ma yeelayo shaqadaada ha qabto, laymana soo sheegin. Sababtoo ah, Madaxweynahaa ila soo hadlay, aniga ayaanu ii xil saaray hawsha amniga ilaa ay dhammaanayso hawsha Caleemo-saarku. Waxaanan u xilsaaranahay Lawya-caddo ilaa Saylac oo ah inta la soo marayo.”

Read more of this post

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.