Dhagar Qabayaashii SNM, Goormaa Maxkamad Lasoo Taagi?
March 7, 2010 7 Comments
Markaa maxaa dacwo loogu soo oogi waayey nimankan u talin jirey ururkii gacankudhiiglaha ahaa ee SNM. SIDA SIILANYO, INA BIIXI, DHEGAWEYNE, INA KAAHIN , TOLWAA, INA XAASHI, CABDILLAHI DIRAWAL, CALIGUREY, IYO mujriinta kale ee degan hargeysa. Maxaa lala sugayaa miyaan xasuuqi dadkii dadkooda la laayey aaney ka dhiidhiyeyn. Wakhtigu isaagaa iman la iskagana hadhi maayo …..
Qore. A.Barkhadle.I(Waraabe-Cadde)
Waxaa baryahan isa soo tarayaa dacwooyin loo jeedinayo dadkii geystay xasuuqa ka baxsan bani aademtinimada ee ay geesteen dadyaw.
Sidoo kale waxa kaliya oo ilaa hadda dacwad lala dabo joogaa masuulkii ugu sareeyey ciidankii qaranka, kuwii dambiga galayna ilaa hadda lama hadal hayo, kuwii goboladda dhexe waqooyi aglbeed, marka dhacdooyin fara badan baa ka dhacay dalka soomaliyeed midkastaa ba intoy doono ha leekaatee, waxaa se nasiibdaro ah in masuul lagu shaabadeeyo dambi uusan galin iyada oo loo adeegsanayo mawqif siyaasadeysan, amase qolo yaraan .
Waxaa la yaable qof haddii aanu garaneyn waxay kala tahay masuuliyadda qaran in dadka la weydiiyo ayaa mudan, marka la leeyahay maxammed cali samatar baa dad xasuuqey waa yaabe, ma shaqaale dambi baaris buu ahaa ma taliye dambi baadhis buu ahaa, ma taliye saldhig boolis, ma taliye nabad sugid buu ahaamaxay ka wadaan dacwadan sarkgaalku wuxuu ahaa midka ugu sumcadda wacanle dalka , wax uu hayey oo ama uu diidi kareyna ma jirin wax uu laynayeyna ma jirin maxaa looga meereysanayaan kuwii golaha sare ku jirey ee dadka xasuuqey amarkana ku bixiyey, marka la leeyahay madexweyne ku xigeenkii dalka ayaa dambi xasuuq ah geystey micnaheedu miyeyna ahayn reerka waan arkayaaye waa ogaan garamar?, mise dambigii ciyaalkii sakhraansanaa ee snm ay sameeyeen, eey ku soo galeen magaalooyinka hargeysa iyo burco ey dhex galeen ubadkii iyo caruurtii ey dhifeyska ka dhigteen baa lagu masaxayaa oo la leeyahay ciidanka guryaha dhexdooda rasaasta ha kaga soo rideene iyaan ciidanku rasaas ridin caqliga lagu xisaabtami waa kee, waad aragtaan adduun meelkasta oo ay jabhadi gasho ama caruur iyo haween ha noqto, ama godad ha noqdeene laguma daayo , waad aragtaan afqaanistaan, iraq, yemen, Saudi carabiya, falastiin, algeeriya marooko, sudaan, nageriya, iwm cid kasta oo isku dayda dumis qaran in gacan bir ah lagu qabto . haddi la rabo in dadkii dambiyadda galey la soo taago waxaa ka xun kuwii sumeeyey barkadihii goboladda dhexe markii beesha majeerteen baxeen barkadahii la sumeeyey kuwii sumeeyey ee laayey dadkii iyo duunayadii iyo xitaa duur joogtii baa ku dhamaatey shimbirahii baa ka darnaa ,een aan la soo qaadin, kuwii xalaaleeyey dumarkoodii in la mehersado, caroortoodii in la cirib tiro, dalka in la tiro qawmiyadda degan, kuwaas waa ka midaa Dhegaweyne , ina Cali abokor oo aha saraakiisha ugu sareysey ciidankii agaas, maxaa loo garamayaa miyaa wax laga qabto inta la cambaareyn madexweyne ku xigeena.
Baroortu naysha ka weynee waxa lagu qarinayaa xasuuqi ay geystey ururkii SNM ee ka dhacay Gobolka awdal iyo degmada gabiley sida: magaaladda boorame 1991kii, markii ay soo galeen gacankudhiiglayaashii SNM iyo ciidankii axmaarkuna ay taageerayeen dilkii , xasuuqi ay ka sameeyey dadkii wali la isma weydiin , meel kaliyaa lagu aasey meyd gaaraya 3000 qof , waana magaladda borame, kuwii geystay dilkaa badheedhka ah baana maanta u taliya wax lagu sheegi soomaliland, kuwaas oy ka mid yahiin, gacan ku dhiigle Muuse biixi, gacan ku dhjiigle Maxamed xaashi, gacan ku dhiigle, Maxamed kaahin, gacan ku dhiigle Cabdirahmaan aw cali, gacan ku dhiigle ina Yoonis waaba dhintaan u maleynee , gacan ku dhiigle Siilanyo, Nacnac, iyo Dhamaan ururka kulmiye ku ugu sareeya ee ah hogaanka xisbiga haya talada xisbiga kuna hanjaba dadkaan cunnaa.
Ila intaas oo kaliya kuma dhanna cadawga SNM. Dhibta uu geystay, waxaa ka mid ah
Dhulka xasuuqa lagu sameeyey sida. Gabiley oo algu diley 500 dad gaaraya laguna aasey dooxa, magaaladda arabsiyo oo lagu diley 150 dad ah laguna aasey dixda arabsiyo, kalabeydh oo lagu diley 125dad ah , laguna aasey meel u jirta magaaladda 5kiloomitir, magaaladda dila 2500 dad caruur iyo waayeel isgu jira laguna laayey goobtaas , magaaladda tuli cagaagen oo lagu diley 25 ruux oo caruur wiilala ah u badan, magaalo cad oo algu laayey dad farabadan goor habeen saklaadii subax ay tukanayeen, magalda wajaale dadkii lagu xasuuqey , magaldda aylbadey dadkii lagu laayey oo intaba aan ka yareyn 250ruux oo oo iskugu jira dumar caruur iyo waayeel. Magalooyinka kale sida magaaladda gorayo cawl oo lagu diley 75 ruux oo isgu jira dadwaaweyne ,caruur iyo haween, iyi xasuuqii banana ee ka dhacey magaalada boorame laguna laayey caruurtii, haweenkii, dadkii ku jirey isbataaldaa, kuwii guryaha jiifey meydkoodii haadka loo wadhey ee lakal aasi kari waayey mudadda dhan tabada todobaad xabaalahii wey way sii muuqdaan. Markaa maxaa dacwo loogu soo oogi waayey nimankan u talin jirey ururkii gacankudhiiglaha ahaa ee SNM. SIDA SIILANYO, INA BIIXI, DHEGAWEYNE, INA KAAHIN , TOLWAA, INA XAASHI, CABDILLAHI DIRAWAL, CALIGUREY, IYO mujriinta kale ee degan hargeysa. Maxaa lala sugayaa miyaan xasuuqi dadkii dadkooda la laayey aaney ka dhiidhiyeyn. Wakhtigu isaagaa iman la iskagana hadhi maayo …..
Wax la is cafinayaana ma jirto ilaa in ta la keenayo gacankudhiiglayaashii geystay xasuuqa wax la yiraahdo soomaliland o oak shaqeyn doontaana ma jiri doonto dacwadanina waa mid aasan markeedaa la soo saari……
Intaas kuma soo koobi karo wey ka badan tahay dambiga meesha ka dhacay 21kii sanno ee dalku bilaa dawladda ahaa, dhacdooyinkii is-daba joogey ee 2009kii baa ka mid ahaa iyo kuwo badan oo kale, dib baan idiinku sheegi. wa bilaahi tawfiiq.……
Qore. A.Barkhadle.I(Waraabe-Cadde)
MARKA WADANKA GABIIRSI MUNAAFAQA AH IYO KUWA XUMAANTA WADA IYO KUWII GALAYBA LAGA TIR-TRO AYAA (SNM)-NA LA SOO TAAGI DOONAA MAXKAMADDA NABADA IYO CAANAHA.
GABIIRSO WAA WADA XUMAAN IYO XIN IYO XASAD, ILLAAHOW TOLKAY U GAR GAAR.
amiiiiiiiiiiiiiiin
amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
malintii ay SNM tagtay borama hadii kuwan iyo kuwa la midka ahbaa ay abalkooda marin lahayd
mantaa hadal wuu yaraan lahaa
lakin gobanimadii SNM ayaa halkaa gadhsisay
aad ayuu u mahadsanyahy qoraaga maqaalkani,,waana muwaaddin dhaba soomaaliduna waxay tiraahdaa run sheeg waa ceeb sheeg,,marka annagu waa ognahay inay beel weynta gedobursay tahay beelaha ugu sumcadda badan geeska afrika ayna yihiin waddaniyiin dhaba,,,marka ururka loo yaqaano SNM ama soomaalida neceb midnima wakhti ay ahaataba waa lasoo taagidoonaa maxkamad raggii ku jiray ee gabood falka gaystay ee uu soo sheegay qoraagu,,,,riyada SNM ee somaliland-wax sii soconaya maahan,,,gedobiirsayna waa soomaliweyn,,,,viva awdal people
s/c
Gacan ku dhiigle M .A Samatar waa dhagar qabe isagu afkiisa ka qirtay inuu bixiyey amarkii lagu burburiyey , Hargaysa iyo Burco.
Danbaana urunsheegtayoo hadhcad waatii isaga iyo faqashba laga faramaroojiyey ,hadeerna waa qaxoonti , maxkamadi ku socoto , inta cimriga uga hadhayna ciil ayuu ku dhamaysanayaa, aakhirana wuxuu galay ayaa u yaala .
waxaanse idin leeyey Dadka reer s/l waa dad walaala la ah cidina iskama horkeeni karto sida , reer koonfurkana isu cuni maayaan.
Xasuuqiyo weerarkii
intii ku xijaabatiyo
xabaalo intaan ku guray
naflaha xaygaa ka badan.
xumaantii dhexdooda tiil
wataa nabad ku xasiloon
xamdina eebaa iska leh.
soo arag hargaysoo
indhahaaga soo saar .
SNM cidna xasuuq umay gaysan ,reerna lamay dagaalamayn gaara, Rag badan oo uu kamid yahay Gen dhuumaal oo SNM gacanta ku dhigtayba way sii daysay .
SNM waxay dagaal kula jirtay taliskii nacabka ahaa ee Afwayne si xaraga lena way uga guulaysatay oo uu isaguba ka marakhaati kacay in badan.
Gacan ku dhiiglayaashii umada xasuuqa u gaystayna abaalkoodii imbadan ayaa dhadhamisay sida : jihaad , mujrim, cadceed, faalso , iyo qaar kaloo badan.
inta hadhayna waa ladaba socdaa , maanta waa samatar , barina , morgan, saadambena , maslax .
Saraakiishii SNM ee taliskaa afwayne afka ciida u darayna waa Geesi yaal qaran oo dalkooda sharaf ku jooga .
Booramana waa lafdhabarta somaliland , dhinaca , aqoonta , xadaarada , iyo wax soosaarka , qayb wayna ka qaatay badbaadinta dadka xiligii xasuuqa sida Gen, yuusuf Tallan .
iyagana xasuuq iyo xumaan cidiba uma quudhi karto maxaa yeelay waa dadka yagii, soomaliladna waa isku mid.
guul iyo gobanimo somaliland
g .
saxiib ninka ku faanaya inuu gadabuursi yahay muu isla xishoodo soomaali waa wada soomaali laakiin xuduud ayay kala leeyihiin, ee adigu maxaad kufaanaysaa maqabiil ayaad kufaanaysaa mise shaqsiyadaadu waxay aamin santahay.
waar waxaan ku leehay hadaad qabiil kufaanaysid snm waa logyahay waxay ay ahayd inay ahaayeen mujaahidiin dhaba islaamka iyo gadabuursiba way ogyihiin ee nin yahow isla xishoo oo dadka walaalaha ee wada dagan kadaa waxyaabaha layska cafiyay inay dib ugu soo noqoto,
hadaan adiga kaa hadlo munaafic ayaad tahay waayo dadkii walaalaha ahaa ayaad doonaysaa inaad kala kaxaysid iska daa munaafixnimad oo nin yahow dadkaaga dhinac karaac
Marka hore ilaahay baa mahad leh marka xigta soomali ineey is cafiso oo meel eey waa joogtay dib ugu noqoto waa wax aad u fiican ilaahayna aan ka baryayo marka xigta hadii soomali la dhaho wax ha la isku sheegto cid aan soomaali dambi galin majirto hadaba dadka ku hadlayaa magaca maamul goboleedka woqooyi waxaan leeyahay in mar kaste qabiil aad ku faantaan soomalida aad ku eedeysaan wax eey sayaasiyiinta maanta godka idinku wada shalay eey idiin geystaan waa wax laga xishoodo marka isgaarsiinta ninka qabiil kaga faanayaa waa nacas maxaa yeelay soomali waa is wada taqaanaa qabiilna waa waxa meeshaas na dhigay hadaba reer awdal ineey soomaali yihiin hadal kama taagna sidoo kale iidoor inoo soomaali yahay hadal kama taagna ee isma hubtide yaadu hadal kaa tagin