Ma Waxa Boon Jooga Budhcad Buureed?: Muxuu Madaxweynuhu u Booqan Waayay?

SII AKHRI: READ MORE 

Shirka Minniapolis, Waa Muftaax Furi Doona ‘Container-ka’ Ay Reer Awdal Ku Dhex Siriireen.

By McShariif
 
Talaabooyinka leh horumarka ee ay wadaan qurbajooga USA ee reer Awdal iyo shirka la hadal hayo ee dhawaan ka dhicidoona Minnianpolis waa guul usoo hoyatay reer Awdal inkasta oo ay dadka qaarkii sii hor cararayaan ulbooc ahna ugu tukubayaan sidii ay kolba u kala firdhin lahaayeen bahda dan-wadaagta reer Awdal ee jecel inay dadkooda dhinac ka raacaan iyagoo ka xoroobay xaga fikirka jilbahana u aastay sidii ay dhulkooda ugusoo celin lahaayeen sharaftii laynagu yaqaanay hadaan nahay reerka ugu xadaarada dheer geeska Africa uguna da’da weyn Somaliland iyo Somaliyaba.  

Read more of this post

Danta Samarroon Ayaa Ka Horreysa, Danta Somaliland

 By Farxaan Aadan Warsame

Waxaa wax aad loola yaabo ah inuu abtigay maxamuud cabdilaahi rooble yidhaahdo ajandaha shirka minisoota waxaa soo sameeyay dahir Rayaale oo codsaday in lagaga hadlin  waxaad waxaasna lagaga hadlo abti ma danta daahir rayaale ayaa tolku isugu imanayay mise danta beesha samaroon waa yaaaaaab samaroon waa lagu yaqaanay inay iyagu isu fiirsadaan ee hadaanu nahay jaaliyada reer awdal iyo salal ee ku dhaqan dalka switzerland waxaan leenahay prof ahmed ismaciil samatay iyo ugaas c/rashiid ugaas rooble ugaas doodi hanbalyo hanbalyo hanbalyo shirku yaanu dibu dhicin waxaa samaroon dani ugu jirtana kaga hadla  anaguna hadii aanu nahay dhalinyartii samaroon waan idin garab taganahay

Read more of this post

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.