Comments on: Abwaanada Boon

By: raxma nuura
hoyo hoyo

Ciltiraay Hoyo

Cawiiyaay Hoyo

Caafimaaday Hoyo

Cadowgaa jab Hoyo

Habeeyay Hoyo

Huriyaay Hoyo

Haneeyaay Hoyo

Cadowgaa jab Hoyo

Xafiidaay Hoyo

Xariirrey Hoyo

Xanaaniiyaay Hoyo

Cadowgaa jab Hoyo

Agoon Koriyaay Hoyo

Aqoon Kodhiyaay Hoyo

Amaan Tiriiyaay Hoyo

Cadowgaa Jab Hoyo

Hooyo Hoyo

Cadowgaa Ha jabo Hoyo

By: omara
waxaan jeclalahaa in aan wax ka ogaado tariiqdi abwaan cabdale nuuradiin faarax

By: abwan axmad abshir dhoore axmad daljir
masuuliyo waxa tihiin

maqaalada niman qoree

murtidi aan soo bandhigay

miyaad naan aragba weli

suaal weeyaan mutuxan

By: toldaaje
Walalayaal reer Boon,

Anigu horta ma ihi reer Boon laakiin waxaan ahay xigto. Waxaan jeclaanlahaa reer Boonoow, abwaan lagu naanaysijiray BULLAALE BOORAME (AHN) inaad wax ka qortaan haddii aad dadkii ka hadhay heli kartaan.

Marxuunku wuxuu ahaa, nin qiimo dadan (AHN).

By: farhan
waan idin salamay dhamaan  reer boon mel wali ood joogdaan  waxaan soo gud binayaa maan soo aan maanka ka dheegay   waayaha aduunkiyo

walbahaarga dibadiyo

weerarkani dhacaayaa

iku wabay  meeloo

wanigan wareeree

wayeel xishooodgii

waayuu wajaqyee

intuu weeka diriyuu

wariyaha  dhagaysduu

caydh walan qaduu

is waydariyaa oo

wadankii udirayaa

kuwa loo diraayina

waa walanyiinoo

waxay shaw uhaystaan

inuu soo  wadhaamshuu

waaraadka xiimiyo

hool seelar leeyahay

wacaneey aduunyooy

marna weerka xidhataaay soomaali

washaye maad

waxad ujeediyo

wab intood kasiisoo

dadga wadan usheegdid

ana waan kudayoo

diba ima maqashide

walee kugu wareeree wayahay

aduunyoo

waa inoo markale iyo

saldhigii wacnaa iyo

wahelgeeda ahkiro

By: dilaman
waan idiin salaamay reer boon

By: aaisha
luqunteyda dheer iyo laafyaha garaaraha dhabanada labeentaleh midab keygan luulka ah nimaan leysaneynoo luflufku umacaantahay anigaa uloogooo nikaaxa uga gooyeeeeeeeeeee

By: aaisha
waa heestii xasan aadan samatar             markaan dada,jiray shan iyo toban markaan damac guur lasookacay nafteyda mid aan udoor bido da,deed anigoonkagraneyn hablaka kadaydayo markaan iri dabecadeheeda gaar iyo bal aan dulahaa tilmaamee midabka biyodahab sidoodii ishaandeymada kaboganoo jeedaalada woowdawiyo nabadeey cirkoo dambarsami kuhooroo dunida maasheeyey waagu,e caashaqanmudobadan mudobadan idaashadey riyada taan doonisteedii hurdada deriskala ahan jirayey dabeeyshiyo dhaxantadeyreed dugsiga tii iiga noqonleedey armeeydaraney daraney adiga tahayeey

By: aaisha
galgaceylku waaqani caashaqa ka qiraweyn qurux iyo wanaagbadan waana shaay uqaali ah qiimeynta aadmiga

By: aaisha
waan idin salaamay