Hambalyo Aroos: Boqor Axmad Xaashi Aadan iyo Boqorad Siciid Aw-Gamboole

Dhammaan dadkan hoos magacdoodu ku qoran yihiin, dadkaas oo wada jooga  wadanka  Canada   gaar ahan gobolka  Alberta  magaalo madaxdiisa   Edmonton waxay tahniyad iyo bogaadin aan  lasoo koobi karin hawda u marinayaan     Axmad  Xaashi  Aadan  iyo       Kaltuun  Siciid Aw ganboole  oo 12 kii bishan March   aqalgaloodu ka dhacay  magaalada boorama       waxaan leenahay noqda kuwii isku waara  ubad khayr qabana ilaahay  siiyo.          aamiin   aamiin  aamiin ….. Continue reading

Hambalyo Meher: Boqor Cawaale iyo Boqoradiisa Filsan..!!!!

Hambalyo Hambalyo  waxan hambalyo iyo bogadiin udiraynaa walalkayo  Mudane;Cawaale ahmed kaahin iyo Marwadisa Filsan cabdi muhumed. oo meher koodu kadhacay  magalada borama hotel rayis maanta oo bishu tahay 7/01/20010 .hamalyo hambalyo . Dhaman dadkan hoos ku xusan waxay leeyiiiin  hambalyo hambayo hambalyo guurkinu guur khayir qaba gurigiinu guri lagu nagaado.  alllah na idinka dhigo labada is anfaca ee reer khayr qabo iyo ubad khayir qaba kala hela amiiin amiiiin aamiin:

Hambalyo Meher

Dhamaan dadkan halkan ku qoran oo  jooga dalka iyo diba hawda u marinayaan  Meherka Mudane C/qaadir Xasan C/laahi (Qaadiro Xasan) iyo Marwo Niciimca C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Eng.Saylici). oo maanta arooskoodu ka dhacay magalaada Borama gaar ahaan Hotel Rays Waxaan leeynahay noqda kuwii isku waara ubad kheyr qabana kala hela gacal iyo sokeeyaba guurkii lugu farxo guulo ka yeel aamin aamin.


Continue reading

Hambalyo Aroos

Dhamaan dadkan oo kala jooga dalka gudihisa iyo dibadisa  waxay Hambalyo u dirayan caruuska iyo caroosada Mudane  Maxamuud Hassan Hadi iyo Marwo Hoodo Jaamac Axmed oo  caroosku ka dhacay shalay Magalada Borama goobta Rays hotel waxan le nahay isku wara ubad khayr qabana alaha inakala siiyo.

                AAmin      AAmin      AAmin 

Continue reading

Tahniyad Dhalasho: Waa Gabadh..!!!

Hambalyo: Dhalasho Farxad Leh
 
Dhamaan akhyaarta hoos ku qoran oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa sida Somaliland, Djabouti, South africa, Yemen, Jermany, U.A.E, U.S.A, U.K, Kenya, pakistan iyo Bangladesh waxey tahniyad qiimo leh u diyaraan saaxiibkooda qaaliga ah Mudane Qaalib Mohamed Abdillaahi iyo Marwo Hana Ali Saciid oo taariikhdu markey aheyd 21-06-09 gabadhi ugu dhalatey dalka Yemen magaalada sanca gaar ahaan Hospital ku yaala xaafada Shumayla oo magiciisa la yidhaahdo AL-KHAZAN gabadhaas oo loo bixiyey Mawada Qaalib Mohamed waxaan leenahay noqo tii dalkeeda, dadkeeda iyo diinteeda anfacda alaha aqbalo aamiin.
Continue reading

Hambalyo Aroos: Boqor Maxamad iyo Boqoradiisa Faadumo

Hibo iyo Ducaba Naga Hooya..!

Hambalyo Hambalyo  GacaL Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax, Dhamaan qoyska reer Xaaji Saciid Maxamuud waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan, Mudane Maxamed Idiris yuusuf iyo Marwo Faadumo Cabdilaahi Muxumed, oo uu maherkoodu saaka oo ay taariikdhu tahay 04/04/09 ka dhacay hotel Rays ee magalaada boorama. Waxayna leehiyiin, gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax, guule lagama waayee gobonimo ku aqal gala. Continue reading

Hambalyo Aroos: Boqor Dr C/Rashiid Daahir Aye iyo Asma Sh. C/Laahi Sh Cali Jawhar

Hibo iyo Ducaba Naga Hooya..!

Dhamaan Ardaydan oo wax ka barata dalka Pakistan khaasatan Karachi University Waxay Hanbalyo iyo Bogaadin Aan la soo koobi karin u Dirayaan Boqorka iyo Boqorada….

Sidoo kale Anigoo ah C/samad X Axmed Misan iyo weliba Ardayda wax ka barata Jamacada Karachi waxaanu si wadajira tahniyad ugu diraynaa

{ Boqorka Dr: Abdirashiid Dahir Aye iyo Boqrada: Asma Sheekh Abdilahi Sheekh Ali Jowhar }

Continue reading