Hambalyo Meher: Boqor Naasir iyo Boqorad Faadumo
January 23, 2010 Leave a comment
I Daayaay Boon I Deeqdaye.!!
January 23, 2010 Leave a comment
January 30, 2009 1 Comment

Hambalyo Dr Rashiid.
Xisbigii DhanXiir maanta ayuu ugu wanaagsanyahay oo ay doorteen halyeey, hawlkar, iyo aqoonyahan caan ah. Kaasi oo ah Dr Maxamad-Rashiid Sh. Xasan.
November 13, 2008 Leave a comment
Waxan halkan hambalyo iyo bogaadin uga diraynaa,Boqorka iyo Boqorada,Haashim Shiekh Omar Goth,iyo Nimco ismail Egeh oo arooskoodu ka dhacay magaalada Boorama,Awdal,waxaan leenahay hambalyo walaal Haashim.
October 28, 2008 Leave a comment
Waxaan annagoo ah dadka hoos ku magacaaban,kala deganna wadamada Ingriiska,Canada, iyo America, tahniyad iyo bogaadin u diraynaa Boqorka Omar Yasin Omar iyo Boqorada Mouna Hussein Bille oo meherkoodii iyo arooskoodii ka dhacay magaalada Ottawa ee dalka Canada, waxaanan illaahay uga baryaynaa inay noqdaan kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela….aamiin.
July 30, 2008 1 Comment
Arooskaan u xaytayeen xooga saarlahaayoow
Xagayga hadaanan iman oon xalilayo hawl
Kuman kalaa xeeran oo xiisahaaga qaba