Axmad Guray Ma Uu Dhiman
September 18, 2009 1 Comment
Axmad Guray Ma Noolyahay
Hardanka iyo loolanka geeska Afrika ee u dhexeeya Kirishtaanka xabashida iyo Muslimiinta oo ay hormuud u yihiin Soomaalidu wuxuu soo jiray muddo qarniyaal ah, wuxuuna soomaray marxalado kala duwan.




Waxa la joogaa 49 guuradii kasoo wareegtay maalintii ugu horreysay ee Dal Soomaaliyeed oo xor ah laga taago Calan soomaaliyeed oo xor ah. Waxana nasiib darro ah in maanta Isticmaarkii an ka qaadanay aqoonsiga iyo xorriyadda an hadana dib u weydiisanayno aqoonsigeena iyo xorriyadeena.

Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo lagu xusayay maalinta xornimada 

A/W/W.Waxa aan ugu horeyn salaamayaa dhamaan Tifaftirayaasha Website-yada dhexdhexaadka ah ee dhowra sharafta iyo milgaha Saxaafada reer Awdal,Somaliland iyo Somaliya dhamaateedba.Dunidan aan ku dulnoolnahay ilaahay ayaa ka taliya ee majirto habayaraatee Qabiil ama koox ku sheegan karta awood iyo xoog ay wax ku muquunin karto,aan u gudbo ujeedada oo ah Qoraal aan ka akhriyey Websiteka SAYLAC.COM aanan run ahaantii la yaabay oon u qadan waayey ujeedada ka dambaysa ama Sababta ku kaliftay in ay shaashada soo dhigaan iyadoo waliba uu ku saxeexanyahay Maxamad Haaji oo looga dhigay ciwaan DHALINYARADA KA TIRSAN BEELAHA JIBRIIL YOONIS OO KU HANJABAY…..




Kontomeeye xubnood oo xul ah, iskuguna jira Rag iyo Dumar, oo leh tayo (quality),isla mar ahaantaana matalaya jaalliyaddaha Awdal, Salal iyo Gabiley. Ayaa waxay shalayto galabtii (25/01/09), iskugu soo xoomeen goob ka tirsan xaafadda Wembley ee Galbeedka London, si ay ula kulmaan mudane madaxweyne Engineer Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil – Saylici.