Comments on: Hays Caawiso

By: Adam Aw Cali Masheye
Waxaan aad u jecelahey,taariikhda Boon .markaan maqlo ,waa magaalo Markaan weydiiyo abaahey aw calo masheye ,wuxu ku sharxi jirey , waa magaalo hawo leh,oo wanaagsan ,dadka mar uu soo maraa waxay yidhaahdaa ,ma magaalda solowga macaan,ilaa yaraateeydii waxaa ka xausuutaa , dadka reer boon oo aad jecel falsafada , oo ku kaftama suuqa dhexdiisa , iyaa cidkastaa aay qosol ku jirto .anigu waxaa ugu jeclaa yaraateeydiin , markaa nanac baabur iyo nacnaca diyaarad ka soo iibsado ,tukaanka aw xassan andaad,ee habeenkii ka qeyb galo ruwaaday uu saleebaan aw adam jaamac soo diyaariya , isagoo matalaya madaxa ardeyda camuud,

boon waxay soo sartey faniin waaweyn , aqoon yahan no

markaa aan ka iimaado kalmada iskaa wax u qabso , (ha is caawiso )

iyo masaabiirta loogu baabuurta ,mar aay reer boon mudaharaadeen , oo abaabey aw cali masheye ku difaacay , ma  made in england baa mise waa waa made Boon , Isagoo ku difaacayey boon

labada aay magaaladu caanka ku tagey waa soleyga iyo boon oo ah caasimada jarmalka